Jubaland

Ka Wikipedia
Dhulka Jubba
Jubaland
Jubaland
Jubaland
Jubaland
Waqtiga (UTC+3)

Jubaland waa mid kamid ah maamul goboleed yada ka jira Soomaaliya. jubaland waxay dhacdaa Koondurta Fog ee Soomaaliya magaca Jubaland waxu jiray kahor Xiligii Gumeystaha Talayaaniga xiligaas Jubba Waxaa la isku oron jiray dhulka Hadda loogu yeero Jubaland iyo Bay iyo Bakool kuwaas oo markii danbe laga jaray Jubba.

Jubaland waxay xuduud la leedahay Dalka Itoobiya, Kenya iyo maamulka konfur Galbeed.

Daabacadaha Af-Soomaaliga[1]

Dagmooyinka Jubaland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bu,aale magaalo madaxda

Kismaayo

Doolow

Saakow

Garbaharrey

Bardheere

Luuq

Jamaame

Ceelwaaq

Afmadow

Xagar

Beledxawo

Salagle

Jilib

Badhaadhe

dhooblay

buurdhuubo

wabiyada Jubaland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jubaland waxaa mara labo wabi kuwaas oo kala ah Wabiga Daawa iyo Wabiga Jubba.

Wabiga Daawa Waxuu maraa dhulka Jubaland waxuuna maraa ilaa labo magaalo oo katirsan Jubaland, kuwaas oo kala ah

1) Doolow

2) Baledxawo

Wabiga Daawa waxuu Dalka Soomaaliya ka soo galaa Dhanka Dalka itoobiya waxuuna biyihiisa ku daraa Wabiga Jubba ee Magaalada Doolow ee Jubaland

Wabiga Jubba waa wabiga ugu weyn uguna biyaha badan ee wabiyada Soomaaliya wabiga Jubba waa wabiga aan marna biyihiisa istaagin xili kasta waana wabiga ugu weyn Dalkeena Soomaaliya.

Waxuu Dalka Somaliya kasoo galaa dhanka dalka Itoobiya waxuuna maraa oo kaliya Dhulka Jubaland waxaa uu maraa ilaa 7 dagmo oo katirsan Jubaland, dagmoyinka uu maro waxa ayna kala yihiin,

Doolow

Luuq

Burdhubo

Bardhere

Bu'aale

Jilib

Jamaame

Saakow iyo

Degmada jabbi ee gobolka jubadadhexe

Waxuu wabiga jubba uu biyahisa kudaraa badweynta Hindiya waxuuna ku kaga daraa deegaankaa Goobweyn ee Jubaland.

Gobolada Jubaland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jubaland waa maamul goboleed somaliyeed kasoo ah midka labaad ee ugu dhulka weyn waxuuna ka koobadn yahay sadex gobol kuwaas oo ah kala ah waxaana ka dhul weyn oo kaliya Koonfur galbeed.

Gedo/Jubbada Sare

Jubbada Hoose

Jubada Dhexe

Bulshada Jubaland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jubaland waa maamul Goboleedka kasoo ah midka ugu labaad ee ugu dadka badan kaaso ay kaliya ka dhulweyn yihiin kaliya waxaa ka ka dad badan oo kaliya kaliya Koonfur galbeed.

bulshada Jubaland waxaa loo yaqaana Reer waamo ama ree guri waxaa kaloo loo yaqaana reer juba.

jubaland waxaa bulsho lagu qiyaaso 2.5 Milyan.

waxaana dagan qabiilo badan oo somaliyeed sid

sida ku xusan qariiradan waxay mujineysa Bulshada Jubaland

Kaabayaasha (infrastructure) Jubaland[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kaabayaasha Jubaland waxaa ka mid ah dhismaha Wassaarada Jubaland ee ku taxan Kismaayo.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Buugag iyo Qormo Dhigashada…


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Puntland ·  ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya