Wabiga Jubba


Wabiga jubba wuxuu ka mid yahay wabiyada ugu weyn ee dalka somalia waana wabi balaaran.
Webiga Jubba waxaa dhinaca waqooyi bari ka xiga baaraxa Bay-Bakool. Waxaa webiga Jubba dhinaca koonfur-bari ka xiga baaraxa Waamo.
Baaxadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa magaalada Doolow wuxuuna gaaraa ilaa iyo Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose, Wabiga jubba dhirikiisa waa 800 km. 533km waxu ka maraa gobolka Gedo 277km waxu ka maraa gobolka Jubada dhexe iyo jubdada Hoose. meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.
Magaalooyinka uu maro wabigaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km. Biyaha webiga ee ku qulqulayo waxay quud iyo nasteexo u yihiin naflayda Badwaynta Hindiya oo uu webiga biyaha cas ku daro kuwa buluuga ah ee badda.
Warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- https://reliefweb.int/map/somalia/somalia-juba-river-flooding-flood-extent-10-november-2019
- https://www.garoweonline.com/en/news/somalia/somalia-au-forces-enter-bardera-town-after-heavy-fighting
- https://allafrica.com/stories/201511121506.html
sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
External link
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Map of the Jubba River basin at Water Resources eAtlas Archived Agoosto 13, 2012 // Wayback Machine