Galmudug
Isuduwe: 5°30′07″N 46°22′46″E / 5.50194°N 46.37944°E
![]() |
Macluumaadka halkaan ku jira ee maqaalkaan ama qaybtaan Maaha mid la Hubo Waxaa laga yaabaa in aaneey ahayn mid lagu kalsoonaan karo in ku filan, waxa ay ubaahantahay in ay eegaan dadka khibradda uleh. Waad ka caawin kartaa Wikipedia Macluumaadka ku jira maqaalkaan/qaybtaan, ka badal wax yaabaha lagama maarmaanka ah, kuna xooji macluumaadkaada wikipedia:xigasho adigoo soo xiganaya ilo muhiim ah. |
Galmudug ولاية غامدوغ الصومال Galmudug State of Somalia | |||||
| |||||
Halkudheg: Midnimo | |||||
![]() | |||||
Magaala Madax | Dhuusamareeb | ||||
---|---|---|---|---|---|
Magaalada ugu weyn | Galkacyo | ||||
Magaalada ugu dadka badan | Galkacyo | ||||
Luqadda (Afka) |
Soomaali (Xoogaa Carabi ah) | ||||
Magaca kale | Dawlad goboleedka Galmudug Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug (Galmudug) | ||||
Xukunka | |||||
Nooca | |||||
G Baarlamaanka | |||||
Madaxweyne State | Cabdikariim Xuseen Guuleed | ||||
Madaxwene ku xigeen | Max'ed Xaashi Cabdi (PDP) | ||||
Sharci dajinta | Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya | ||||
Xubnaha U Matala | (Baarlamaanka Soomaaliya) | ||||
Aqalka Hoose | 31 ee ah tirada 275 (2.9%) | ||||
Aqalka Sare | 8 ee ah tirada 54 (14.8%) | ||||
Konfodareeshin | August 14, 2013 (12th) | ||||
Bedka | Heerka 7aad | ||||
Wadarta | 146,000 km2 (56,000 sq mi) | ||||
Berri | 50 km2 (19 sq mi) | ||||
Biyo (%) | 50 km2 (19 sq mi) (0%) | ||||
Heerka Soomaaliya | 229% ee 637,65 km2 | ||||
Tirada Dadkka | Heerka 11 | ||||
Wadarta (2013) | 3,207,551 (2013) | ||||
Tira sanadeed (2013) | 64,151.02/km2 (166,150.4/sq mi) | ||||
WSG | Heerka 3aad | ||||
Wadarta (2011) | C$3.624 billion | ||||
Qof qof | C$1,556 (3aad) | ||||
Furayaasha | |||||
Furo Posto | (gaarka GM) | ||||
ISO 3166-2 | SO-PL | ||||
Waqtiga | UTC+3 | ||||
Furaha Po | GM | ||||
Midab | |||||
Summad | Xiddig | ||||
Midab | |||||
Website | jiro/ Ma jiro | ||||
Dhamaan heerka Gobolada |
Galmudug (Af-Carabi: جلمدج) waa mamaul goboleed ku yaalo bartamaha Soomaaliya. Magaalo madaxda maamulkaan waa Dhoosomareeb. Galmudug waxee daris la tahay maamul goboleedka kale ee [Gobalka Nugaal] oo ka xiga woqooyiga, Koonfurta neh waxaa ka xiga soomaaliya qeebteeda kale, Galbeedka neh waxee xuduud la leed dalka Itoobiya.
Maamulkaas waxaa xiligaan madaxweyne ka ah Axmed Ducaale Geele Xaaf
Lkn waxaa ay leedahay xibin ama xil ay uga duwantahay maamulada dalka ka jira.
Sida in ay leedahay madaxa xukuumada galmudug taas waxaana xilkaas haya Sheeq maxamed shaakir cali xassan hogaamiyihii maamulkii gobolada Dhexe ee ahlusunna .
maamulka galmudug aas,aaskisii waxaa haraadiyay qilaaf sida maamulka oo laba maamul u qaybsanaa ahlusunna iyo galmudug.
dhor dadaal oo ladoonayay in lagu hishiisiiyo ayaa aysan suurta galin lkn markii danbe waxaa ay hishiish ku gaareen dalka jubuuti.
waxaana hishiishkaas lagu saxiixay muqdisho halka lagu dhaqan galiyay dhuusamareeb caasimada maamulkaas.
GDP | 2015 | 2016 | 2017 | 2018 | 2019 |
---|---|---|---|---|---|
- | $120M | $145M | $155 | $200 | $230M |
Tixraac Wariye Cabdinuur Faarax Xassan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Maamul Goboleedyada Soomaaliya | ![]() |
---|---|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Maqaam gaar ah |