Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Ka Wikipedia
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
البرلمان الاتحادي في الصومال
Coat of arms or logo
Qaabka
QaabkaLaba Aqal
MagacyadaAqalka Sare
Aqalka Hoose
Hogaanka
Guoomiyaha Aqalka Sare?, ?
tan iyo 2012
Gudoomiyaha Aqalka HooseMaxamed Cusman Jawaari, (Xisbi maleh)
tan iyo 2012
Qaabka
Tirada Xubnaha329
54 xildhibaan
275 Xildhibaan
Senate of the Republic (Somalia).svg
Aqalka Sare Qaybaha siyaasadda
Parlament of Somalia 2012-2016.svg
Aqalka Hoose Qaybaha siyaasadda
Doorashooyinka
Aqalka Sare Doorashadii ugu dambeeysay1984
Aqalka Hoose Doorashadii ugu dambeeysay1984
Meesha ay ku kulmaan
1984—Golaha shacabka
Aqalka Sare—Ufficio Governo
Website
http://www.parliament.gov.so
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo yaqaano Golaha Shacabka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Parliament of Somalia; Af Carabi : ar‎) waa Baarlamaanka Qaranka Soomaaliya. Waxaa la unkay Agoosto 2012, xaruntiisana waxay ku taalaa Muqdisho waxa uuna ka koobanyahay laba aqal, oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose.


Af-hayeenka

20 Agoosto 2012, waxa afhayeen si kumeel gaar ah uqabtay Muuse Xasan Sheekh Sayyid Cabdulleh nin ka tirsan Ciidanka Soomaaliya, Cod bixin dhacday 28 agoosto 2012, Waxaa ku guuleeystay Maxamed Cusman Jawaari kadibna waxaa ku xigeeno loo doortay Jaylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad

Qaab dhismeedka

Baarlamaanka Federaalka, waa mid ah Golaha sharci dajinta oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose waana kuwaan Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ee lasoo ban dhigay 17 agoosto 2012.

Aqalka sare

Waxa 54 Matalaya Doowlad goboleeyada wali ilaa iyo ahdda lama dhisin.

Aqalka hoose

Waa 275 xildhibaan oo matalaya shacabka

Cod bixinta

Habka Codaynta waxa uu qabaa Qodobka: 47 ee Dastuurka Federaalka Kumeel gaarka waxa qeexi doona sharci gaar ah oo ay dajiyeen Golaha baarlamaan Federalka.

Shaqadiisa

  • Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Waxuu udiyaariyaa Xukuumadda sharciyadii ay ku howl gali lahayd.
  • Waxa uu doortaa Gudoomiyeyaasha iyo ku xigoonadooda, waxa uuna leeyahay awooda sharci dajineed ee dalka.

Gudiyada Baarlmaanka

  • Arrimaha dibadda
  • Arrimaha gudaha
  • Arrimaha difaaca
  • Arrimaha federaalka








Xigasho