Maamulgoboleedka Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dawlad-goboleedyada Soomaaliya)
U bood: gooshitaan, raadi
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Sida sharciga ah wadanka Soomaaliya wuxuu u qeybsamaa 18 gobol[1] kuwaasi oo u kala baxa dhowr maamulgoboleed. Inta ugu badan gobolada waqooyiga waxaa ka taliya maamulgoboleedka Somaliland, halka gobolada waqooyi-bari iyo badhtamaha ay gacanta ku hayso Puntland.[2] Intaasi waxaa dheer, tiro kale oo maamulgoboleedyo ah ayaa ka jira koonfurta iyo waqooyiga wadanka. Waxaa ka mid ah: Awdalland, Galmudug, Jubaland iyo tiro kale oo cusub.[3]

Si kastaba ha ahaatee, dhamaan maamulgoboleedyada waxaa laga rabaa ineey qeyb ka noqdaan Dawladda federaalka Soomaaliya, taasi oo wakhti xaadirkan u xilsaartey Baarlamaanka Federaalka inuu sameeyo isla markaana soo xaqiijiyo xuduudaha saxda ah ee maamulgoboleedyada ka jira wadanka Soomaaliya.[4][5]

Maamul Goboleedyada

Calanka Astaanta Dawlad
Goboleed
Fure boosto ISO Xarunta
Maamulka
Magaalo
Weyn
Xubin
Federaal
Tirada
Dadka
Bedka: guud (km2) Aqalka Hoose: Aqalka Sare:
Flag of Somaliland.svg Emblem of Somaliland.svg Somaliland SO-SL Hargaysa Hargaysa Gooni u goosad 3,193,000 167,283 57 11
Flag of Puntland.svg Puntland State of Somalia Coat of Arms.png Puntland SO-PL Garoowe Boosaaso November 30, 2016 1,086,500 132,735 38 11
2016 Flag of Galmudug.png Rsz emblem.jpg Galmudug SO-GM Cadaado Dhuusamareeb November 30, 2016 1,008,500 82,592 40 8
Hirshabeelle.png Example.jpg Hirshabeelle SO-HS Jowhar Beledweyne November 30, 2016 1,401,000 54,173 41 8
Example.jpg Mogadishu Governor Logo.jpg Banaadir SO-BN Muqdisho Xamar Ka mid maaha dawladaha federaalka 1,905,000 370 0 0
Flag of Southwestern Somalia.svg Example.jpg Koonfur Galbeed Soomaaliya SO-KG Baydhabo Marka November 30, 2016 2,870,000 87,403 52 8
Jubaland flag.jpg JubalandCoatsofArms.jpg Jubaland SO-JL Kismaayo Beledxaawo November 30, 2016 1,606,777 113,101 47 8
Wadarta 700713070777000000013,070,777 7005637799000000000637,799 7002275000000000000275 700154000000000000054

Xigasho

  1. which in turn are subdivided into districts *name=2009factbook
  2. "SOMALIA: South-west state endorses a new constitution". Raxanreeb. 8 November 2014. Retrieved 9 November 2014. 
  3. "Somalia". World Factbook. Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Retrieved 2009-05-31. 
  4. "The Federal Republic of Somalia - Harmonized Draft Constitution" (PDF). Federal Government of Somalia. Archived from the original on January 24, 2013. Retrieved 2 August 2012. 
  5. "Guidebook to the Somali Draft Provisional Constitution". Retrieved 2 August 2012. 

Tixraac iyo Linkiyo


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Somaliland ·  Puntland ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya