Diinta Soomaalida

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Diinta Soomaalida (2010)
Diin Tiro %
Islam[1]
  
99.8%
Inta kale[2]
  
0.2%

Inta ugu badan diinta dadka Soomaalida waa Islaam. Dadka aaminsan diinta Islaamku waa ilaa 99.8%, taasi oo wadanka ka dhigaysa mid aad looga taageersan yahay diinta Islaamka. Dhinaca kale, waxaa jira tiro aad u yar oo Soomaali Masiixi ah, kuwaasi oo ku dhex baahsan wadanka oo dhan, waloow la aaminsan yahay in inta ugu badan ku nooshahay koonfur Soomaaliya.[3]

Diinta Dowliga

Islam

Masaajidka Ururka Islaamka ee ku yaala Muqdisho waa kan ugu weyn xarun diimeed dhamaan Geeska Afrika.

Sida la isku raacay inta ugu badan dadka Soomaalidu waa Muslim,[4] kuwaasi oo inta ugu badan raacsan yihiin Sunniga.[5]

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. name="Pew"
  2. name="Pew"
  3. Kooxo aaminsan diinta Masiixiga ee ku dhex nool dadka Soomaalida Koonfur
  4. name="Mepc.org">"Middle East Policy Council – Muslim Populations Worldwide". Mepc.org. 2005-12-01. Archived from the original on 2006-12-14. Retrieved 2010-06-27. 
  5. name="Abdullahi">Abdullahi, Mohamed Diriye (2001). Culture and customs of Somalia. Greenwood. pp. 1. ISBN 978-0-313-31333-2. http://books.google.com/?id=2Nu918tYMB8C.