Warbixin Soomaaliya
Appearance


Wadanka Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika; kaasi oo xaga galbeed xad kala wadaaga wadanka Itoobiya, wadanka Djibouti dhinaca waqooyigalbeed, Gacanka Cadmeed ka xigto dhinaca waqooyi, Badweynta Hindiya ka dhacda dhinaca bari, iyo wadanka Kiinya ka dhaco koonfurgalbeed. Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika[1], dhulka wadanku wuxuu ka kooban yahay deegaano sare, dhuldaaqsiimeed iyo buuroley.[2] Cimilada wadanku waa mid diiran (kuleyl-xigta) sanadki oo dhan, inkastoo soo dhacaan dabeylaha monsoonku iyo roob aan joogto ahayn.[3]
Sharaxaad Guud

- Ku dhawaaqa: /soʊˈmɑːliə/ /[invalid input: 'soh'][invalid input: 'MAH'][invalid input: 'lee-ə']/
- Magaca guud: Soomaaliya
- Magaca dowliga ah: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
- Magacyo kale:
- Naaneys:
- Siffo: Soomaali
- Magaca dadka: Soomaali;[4] Somalian[5]
- ISO furaha wadanka: SO, SOM, 706
- ISO furaha gobolka: Fiiri ISO 3166-2:SO
- furaha internetka: .so
Juquraafiga Soomaaliya

- Sidoo kale fiiri Juqraafiga Soomaaliya
- Soomaaliya waa: wadan
- Meesha dhacdo:
- dhinaca bari, dhacda Dhulbadhaha
- Afrika
- Wakhtiga: East Africa Time (UTC+03)
- Meesha ugu dheer iyo ugu hooseysa
- Ugu dheer: Shimbiris 2,450 m (8,038 ft)
- Ugu hooseysa: Badweynta Hindiya 0 m
- Dhererka Xuduuda: 2,340 km
- Bulshada Soomaaliya: 8,699,000
- Baaxada Soomaaliya: 637,661 km2
- Atlas of Somalia
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "Coastline". World Factbook. Central Intelligence Agency. Archived from the original on 2017-07-16. Retrieved 2013-08-03.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somalia". World Factbook. Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Archived from the original on 2016-07-01. Retrieved 2009-05-31.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somalia – Climate". countrystudies.us. 14 May 2009.
- ↑ "Somalia". World Factbook. Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Archived from the original on 2016-07-01. Retrieved 2009-05-31.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Paul Dickson, Labels for locals: what to call people from Abilene to Zimbabwe, (Merriam-Webster: 1997), p.175.