Jump to content

Bakool

Bakool

Bokool
Goobta Soomaaliya.
Goobta Soomaaliya.
Bakool is located in Somalia
Bakool
Bakool
Goobta Soomaaliya.
Coordinates: 4°20′47″N 43°32′59″E / 4.34639°N 43.54972°E / 4.34639; 43.54972
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed
CaasimadaXudur
Bedka
  Dhammaan26,962 km2 (10,410 sq mi)
Tirada dadka
(2019[1])
  Dhammaan1,15,6,400
  Cufnaanta dadka43/km2 (110/sq mi)
 1,234,456
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
ISO 3166 codeSO-BK[2]
HDI (2021)0.295[3]
low · 14aad of 18

Bakool (Soomaali: Bakool ,Maay : Bokool , Carabi: بكول ) waa gobol oo dhaca Koonfur Galbeed Soomaaliya

Dulmar

Waxay xad la leedahay gobollada Soomaaliya ee Hiiraan , Bay iyo Gedo Bakool, sida Gedo, Bay iyo inta badan gobolka Jubbada Dhexe (Jubbada Dhexe), waxay ahaan jirtay qayb ka mid ah gobolladii hore ee sare, oo la qaybsan jiray bartamihii 1980-aadkii. Magaalada Xudur waa xarunta maamulka gobolka.

Bishii Maarso 2014, ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo gacan ka helaya guuto Itoobiyaan ah oo ka tirsan AMISOM ayaa dib ula wareegay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab Weerarku wuxuu qayb ka ahaa howlgallada milateri ee ay ciidamada huwanta ah ku doonayeen inay kooxda nabad-diidka ah kaga saaraan deegaannada ay kaga harsan yihiin Koonfurta Soomaaliya ee ay gacanta ku hayaan.


Degmooyinka gobolka Bakool

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu waa xudur waana gobol Ilaahey ku maneysatey xoolaha nool iyo beeraha. Qabaa'ilada dago gobolkaan waa Digil iyo Mirifle oo si is la eg ugu degan gobolka. Gobolka wuxuu caan ku yahay dhaqashada xoolaha iyo tacabka beeraha, waa dhulka dadkiisa ay aad ugu hormareen tacliinta diinta barashada Qur'aanka.

Magaalooyinka waaweyn

  • Ceelbarde
  • Caato
  • Xudur
  • washaaqo
  • dhurey
  • Banaaney
  • Qurajome
  • Rab Dhuure
  • Tiyeeglow
  • Waajid
  • Yeed
  • Yowkooyow
  • Buur Dhuhnle
  • Garasweyne
  • Moorigaabey

Sidoo kale fiiri

Tixraac

"Soomaaliya: Qayb-hoosaad iyo magaalooyin"

"ISO 3166 - Xeerarka matalaadda magacyada dalalka iyo qayb-hoosaadkooda"

"Hadda-hoosaad HDI - Xogta Aagga - Shaybaarka Xogta Caalamiga ah"

"Soomaaliya: Dowladda Federaalka iyo Ciidamada Itoobiya oo xoreeyay magaalada Xudur ee istiraatiijiga ah"

"Soomaaliya: Dowladda Federaalka iyo Ciidamada AMISOM oo iska-hor-imanaya Al-shabaab"

"Gobollada, degmooyinka, iyo dadkooda: Soomaaliya 2005 (qabyo)"

  1. "Somalia: Subdivision and cities". www.citypopulation.de. Retrieved 2024-02-14.
  2. "ISO 3166 — Codes for the representation of names of countries and their subdivisions". International Organization for Standardization (ISO). Retrieved 3 February 2025.
  3. "Sub-national HDI - Area Database - Global Data Lab". hdi.globaldatalab.org (in Ingiriisi). Retrieved 2018-09-13.

Xiriirinta dibadda

Khariidadda Maamulka Gobolka Bakool