Jubbada Dhexe

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jubbada_Dhexe
Gobolka Jubbada_Dhexe ee Soomaaliya
Caasimada Bu'aale
Weyninka 9 836 km²
Shacabka 562 601 (2016 [1])
isku dhawaan 36,86 inh./km²
Bogga internetka '
Somalia regions map Jubbada Dhexe.svg


Jubbada-Dhexe waa gobol ku yaala koonfurta Soomaaliya. Magaalo madaxda gobolkaan waa Bu'aale.Gobolkaan waxuu xuduud la leeyahay gobolada kala ah Gedo,Bay, Jubbada Hoose, Shabeelaha Hoose iyo Badweynta Hindiya oo kaga dhegan dhinaca bariga, sidoo kale gobolkaan wuxuu dhinaca galbeedka xad kala wadaagaa dalka Kenya, magaalada Bu’aale waa caasimadda gobolka j/dhexe isla matkaana ah caasimadda dowlad goboleedka Jubaland gobolkan wuxuu qani ku yahay xoolaha nool iyo beeraha, waana gobol leh dhul aad iyo aad ugu fiican beeraha iyo wax soo saarka. Gobolkan waxaa dhaxmaro Wabiga Jubba oo biyo siiyo xoolaha ku nool iyo beeraha.== Jubada dhexe waxaa daga dad islaam ah oo soomali ah oo is jecel qabyaladna aan aqoon.


Gobolada Soomaaliya Flag of Somalia
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed