Hiiraan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Hiiraan
Hiiraan
هيران
—  Gobol  —
Location of Hiran in Somalia.
Dhacdaa: 4°47′N 45°27′E / 4.783°N 45.450°E / 4.783; 45.450Isuduwe: 4°47′N 45°27′E / 4.783°N 45.450°E / 4.783; 45.450
Wadanka  Somalia
Caasimada Beledweyne
Xukunka
 • Duqa Dabageed [1]
Saacad EAT (UTC+3)

Hiiraan (Af-Ingiriis: Hiran, Af-Carabi: هيران) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka itoobiya

Degmooyinka gobolka Hiiraan

Degmooyin ka Gobalka Hiiraan waa 9 degmood waxa ayna kala Yihiin sidaan

Gobolada Soomaaliya Flag of Somalia
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed
  1. "Hiran Governor reiterates the battle against Al-Shabaab". Shabelle Media Network. 21 April 2014. Retrieved 11 July 2014.