Maxaas

Ka Wikipedia

Maxaas waa degmo qadiimi ah oo katirsan gobolka hiiraan waxa ay dhacdaa bariga gobolka Hiiraan Waxaa dega 3 Ali Madaxweyne ee Xawaadle. waxa ay caan kutahay dhaqashada xoolaha sida geela, lo,da iyo ariga, maxaas waa degmada ugu baaxada weyn gobolka hiiraan marka laga eego dhulka hoosyimaada waxa ay magaalada baladweyn u jirtaa160km, waxayna xuduud laleedahay degmooyinka kala ah; ceelbuur, Aadanyabaal, Buulaburte, Baladweyn iyo Guriceel. dhanka waxbarashada magaalada waxaa ku yaal labo school oo waaweyn waxaana lagu kala magacaabaa; Sheikh Ahmed School iyo MAHAS SCHOOL,dhanka diinta iyo barashadeeda degmadu caan bay ku tahay, waxaa ku yaallo masaajiddo looga aflaxay daraasaadka diinta. tuulooyinka waaweyn oo hoos yimaado waxaa ka mid eh Goobo Teedaan Ganuuribad Juujuule iyo Suubo, miira jibbaale, bukurre, dabayooodley, galcadaad,