Waqtiga Bariga Afrika
(Waxaa laga soo toosiyay East Africa Time)
Jump to navigation
Jump to search
Waqtiga Bariga Afrika waa waqtiga laga isticmaalo bariga afrika, waxeeyna +3saac ka horeysaa waqtiga (UTC) oo ah waqtiga Moskow iyo bariga Yurub xiliga Xagaaga ah ama sammarka. waqtiyada wadamadaan mala bedelo sanadkii oo dhan.