Salagle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Salagle waxay kamid tahay degmoyinka gobolka Jubbada Dhexe[1] waxaa loogu dhawaaqay magaca degmanimo wax yar ka hor inta aysan burburin xukumadii uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre. Degmada salagle waxaa dagan beelaha Coolyahan ee Ogadeen, oo kamid ah beelaha somaliyeed. Degmada Salagle waxay u dhowdahay degmada Baardheere oo u jirto 60km.

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmada salagle waxay caan ku tahay beeraha iyo xoolaha gaar ahaan dhaqashada lo,da oo loo iib geeyo suuqa weyn ee magaalada gaarisa kenya.. Degmada waxaa kala bara Wabiga Jubba, waxaa hoostga tuulooyinka kala ah,


Waxaa kamid ah Beelaha degan beesha Faqiwalaal,Garjante iyo rer Ow Heeraar ee ah Qubeys, [[Cowlyahan ee ah Ogaadeen iyo beesha Talxe ee ah Mareexaan.

tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]