Huriwaa

Ka Wikipedia
Heliwaa

Huriwaa
هرواي
Heliwaa is located in Somalia
Heliwaa
Heliwaa
waxay Heliwaa ku taalaa Somalia ama
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoHuriwaa (Muqdisho)
WaaxyahaSuuqa xolaha, Waxaracade iyo kuwa kale
Area
57 km2 (22 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2020)
 • Dhammaan705,002
 • Cufnaanta dadka12,000/km2 (32,000/sq mi)
Magac kaleRee Huriwaa
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10016
Thiinada TelHertel 65, Telecom 26 Nationlink 44
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur


Huriwaa ama (Heliwaa) loona yaqaano (Hurwaay) waa degmo ka mid ah 16ka degmo ee caasimada Muqdisho ama gobolka Banaadir waxaana ku caan ah beesha duduble.

Waxey ku taalaa dhinaca woqooyiga Muqdisho.

degmadaan waxaa mara jidka

'1: wadada balcad.

2: Heliwaa waxaa ku yaala suuqa weyn ee Xoolaha,

3: isbitaalka hooyada iyo dhalanka ee SOS.

waxaana ku yaal :

1: warshaddii barfuumka

2: warshadda xoolaha qasho iyo dhiga baar kulmiye iyo

3: warshada soosaarta laamiga ee Maslax .

qebaha wax barashada :

1: Dugsiga hoose dhaxe ee Ziyo,

2: dugsiyada hoose dhexe ee waxara caade,iyo

3: dugsiga dhexe ee huriwaa

4: dugsiga hoose dhaxe iyo saraba ee al-birri,

5: dugsiga hoose dh/x sare ee sheakh cali diyaar,

6: dugsiga h/ dh/x sare ablaal

7: dugsiga H/ Dh/x ibnu khusema

8: dugsiga h/ dh/x al-qudus,

9: dugsiga hoose dhaxe ee abdirahman binu coof, iyo

11: dugsiga hoose dhexe iyo sare aqoon bile

12: dugsiga hose dhexe iyo sare dalsan

degmadu sido kale waxa ey leedahay 2 suuq

1: suuqa xoolaha oo lagu iibiyo dharka, cuntada iyo waxyaabo la mid ah.

2: sido kale suuqa hurwaa asagana suuq baaxad weyn leh laguna iibiyo quutul daruuriga.

degmada waxa ey u kala qeebsan taa 4 waaxood.

1: Bandar wanaag, oo loo yaqaan xafada heliwa

2: Barwaaqo, oo loo yaqaan suuqa xoolaha.

3: Waxara cade

4: gubadleey .

degmada waxa ey leedahay saldhig weyn iyo xarun degmo.

sido kale waxa ey ledahay degmada masaajido qadiimo ah waxa ka mid ah

1: masjidka AFARTA MINAARAD LAHA waxa la dhisay sanadkii 1969 waxuu ka mid yahay melaha taariiqiga ah .

2: masjidka kuwait asagana : waxa u ka mid yahay masaajida tariikhda ku leh degmada masjidka waxa u ku yaalaa waaxda bandar wanag ama xafada heliwa dhanka alcadala.

3: masjidka weyn e heliwa : asagana waxa u ka mid yahay melaha caanka ey ku tahay degmada.

sido kale degmada waxa ey ka sameysan tahay xafada aad u tira badan. waxa ka mid ah:

4:masjidka weyn ee Al hidaaya Loona yaqano Tabliqa

5: Masjidka Weyn ee Al Umah

Degmada Huriwaa waxey kaloo leedahay Xaafado caan ah sida :-

1: Xafada Alcadala,

2: Xafada ceel muruq.

3: xafada Xcontarol

4: .Xafada SOS.

5: xafada Burdaar.

6: Xafada Ceelsilig iyo Xafada Spain.

7: Xaafada Miinaaleey .

degmada waxa kalo ey ledahay shelemoyin laga wada garanayo magalada muqdisho.

sida :

1: SHaleemo PUNTLAND,

2: TIYAATAR LADANE,

3: SHaleemo cabdi wayeel iyo Shalemo raas.

Waxaa sidoo kalle Dagmada ku dhashay

Eng:Abdirizak Mohamud Hared oo Ah Dada magac ku dhax leh bulshada Somaliyed Degmada waxaa ka waxkaleeya beesha duduble

Degmooyinka la leh xuduuda[wax ka badal | wax ka badal xogta]