Degmada Howlwadaag

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Howlwadaag)
Howlwadaag
هولوذاج
Howlwadaag is located in Somalia
Howlwadaag
Howlwadaag
waxay Howlwadaag ku taalaa Somalia ama
Dalka Soomaaliya
Gobol Banaadir
Degmo Howlwadaag, Muqdisho
Waaxyaha 6 xaafadod
Dowlada
 • Duqa Cabdikariin Cali kaar Cabdi (Gudoomiyeha)
Area
45 km2 (17 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Dhammaan 30,221
 • Cufnaanta dadka 670/km2 (1,700/sq mi)
Magac kale Reer Howlwadaag
Aag saacadeed UTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (UTC)
Furaha Boostada
10003
Furaha Tel Hortel 065, Telecom 028 Nationlink 044
Ciidaha Ciid Carafo, Ciid al-Fitr
Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da soon fur
Website mogadishucity.net/degmada_howlwadaag
E-mail: dc.howlwadaag@mogadishucity.net

Degmada Howlwadaag waa dagmo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir 17 diisa degmo waana halbowlaha ganacsiga Soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho waxaana ku yaal xaruma ganacsi sida shirkada isgarsinta kuwa xawaldaha & suqa ugu weyn wadanka ee Bakaaro.

Waana degmada kaliya ee ugu Dugsiyo Sare badan waxaya leedahay Lix Dugsi Sare, waxaana ka soo bixi jiray arayda ugu faraha badan wadanka guud ahaan, waxaa kale oo ay caan ku ahayd dhnaka cayaaraha sida kubadda cagta iyo kolayga oo ah markhaati ma guurtaan siday ugu badnaayeen kooxihii wadanka ka dhisnaa ilaa heer Qaran, waxaa kale oo ay lahayd Garookii ugu weynaa xamar marka laga reebo labada garoon ee caanka sida stadium mugadishu iyo stadium konis.

H/wadag waxa ay ukala baxda Xaafado badan:-

Wadooyinka mara waxa aya kala yihiin 30ka, Wadnaha, Warshdaha iyo Maka Al Mukaram.

Dugsiyada hoose dhexe iyo Sare

  • Hoose dhexe Sare Howlwadaag
  • Hoose dhexe Xasan Qarindi
  • Hoose dhexe 21ka November
  • Hoose dhexe Xamar jadiid
  • Hoose dhexe sare Axmed Gurey
  • Hoose dhexe abuu cubeyd
  • hoose dhaxe abu rashid
  • Hoose dhexe xareed
  • Hoose dhexe Banaadir

Xarumaha Dawladda

  • Xarunta golaha shacabka
  • Taliska ciidanka Soomaaliyeed
  • Saldhiga boliska howlwagaag
  • Xarunta Wasaaradda Dalxiiska.

Hotelada

  • Hotel Baariyoow
  • Hotel Maka Al Mukarama
  • Hotel olympic
  • Hotel Wehliye
  • Hotel Bakiin
  • Hotel Qudus
  • hotel salama
  • Hotel City isgoyska H/wadaag.

Meelaha Caanka ah

  • Barmuudo
  • Taalada sayidka
  • Baar Ubax
  • Carwo Itko
  • Hotel olympic
  • Tookiyo
  • isbitaal cariif
  • Masaajidka Xareed
  • Hormuud telecom
  • masaajidka Macalin Maxamed Biyo maaloow
  • geedka caanabooraha ee wadada wadnaha
  • Farmashiye Tanaad.
  • farmashiye danwadag
  • Isgoyska Hawl wadaag
  • isgooska Bakaaraha
  • Cir toogte
  • Suuqa Ceel Garweyne

Wadooyinka

  • wadada isgosyka bakaraha ilaa blacksea shiirkole
  • Maka Al-mukarama
  • Wadada Wadnaha
  • Wadada Sodonka
  • Wadada warshadaha
  • Wadada ba* wadada Aadan Cade
  • wadada hawlwadaag

lamaha howlwadag

Waa afar oo kala ah sidaan: -

  • Sayidka
  • Saqaawadiin
  • Xaawo Taako
  • Axmed Gurey

Jihada