Madiina
Madiina | |
---|---|
MAdiina | |
| |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Madiina (Muqdisho) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Magac kale | Ree Madiina |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Furaha Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
DEGMADA WADAJIR[wax ka badal | wax ka badal xogta]
HORUDHAC[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Degmada wadajir waxay kamid tahay degmooyinka xeebta dhaca waxayna xuduud la leedahay degmooyinka kala ah Waabari, Hodon, iyo Dharkeynleey sidoo kale waxaay xuduud la leedahay gobalka shabeelada Hoose. Magaca Degmada Wadajir waxaa loolajeedaa Wadashaqeenta waxwada qabsiga iyo iskuduubnida ay degmada wada leedahay iyo dadka degan degaaankani oo dada meelo kala duwan laga soo jebiyey oo leysu keenay degaanada laga soo jebiyey oo laga kala keenayna waxaa ka mid ah Buulo mashiidiyo Buulo xaashi Buulo mugdi Iskurarankii buulo eelaay Dadkaa isku darka ah ayaana lagu magacaabay wadajir. Degmada Wadajir Degmada Wadajir Waxaa la,aas aasay sanadii 1970 waxaana lagu bilaabay dadka aan soosheegnay oo lagakaljebiyey degaanada aan kor ku soosheegnay oo ka kala tirsanaa waaberi iyo hodan. Calanka Degmada Wadajir Degmada Wadajir waxey leedahay Calan kaas oo ka kooban sedex midab oo kala ah buluug,jaale iyo cagaar Buluuga waxaa dhexda kaga taal xidig cad kaasoo lagasoo qaatay calankeena soomaaliyeed, Midabka jaalaha ahna waxaa dhexda kaga yaala gacmo isa salaamaayo kuwaas oo muujinaaya degmada magaceed wadajir ah, Midabka cagaaran waxaa laga matalaayaa barwaaqada degmada taalo iyo in dhulka ugu nabdoon ay tahay.
Maamulka degmada Wadajir Waxaa uu u dhisan yahay sidan
Gudoomiye Degmo Gud. kuxigeen Arimo bulsho Gud.kuxigeen Arimo siyaasad Xoghaye Afarta Gud. Waaxeed Uruka Haweenka Degmada Wadajir Dhismaheed Maamulka Waxaa Ka loo kaaba Dhismahaasi Kaaliye Gudoomiye Madax dhaqaalaha Madax Samafalka Ururka dhalinyarada
Degmada wadajir[wax ka badal | wax ka badal xogta]
waxey ka koobantahay 4 waaxood kuwaas oo kala ah
1. W /Jeneraaldaa,uud 2. W/Xaawataako 3. W/Xalane 4. W/Timacade |
5 . W/Maxamuud Hilowle
Waaxahaani Waxey kakoobanyihiin 16 laamood oo ah 50 tabeele oo ah 460 deris.[wax ka badal | wax ka badal xogta]Gudoomiyayaashii soomaray Degmada[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada Wadajir waxaa soo maray 17 Gudoomiye oo kala ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]2. Cabdisalaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]3. Axmedshiiq[wax ka badal | wax ka badal xogta]4. Yuusuf foodcade[wax ka badal | wax ka badal xogta]5. Daahirtabaarak[wax ka badal | wax ka badal xogta]6. Dhayib cabdiraxmaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]7. aafgoodcade[wax ka badal | wax ka badal xogta]8. Xusen alibile[wax ka badal | wax ka badal xogta]9. Cabdi wadani[wax ka badal | wax ka badal xogta]10. Maxamed Cabdi Daahir[wax ka badal | wax ka badal xogta]11. Ibraahimshiiq[wax ka badal | wax ka badal xogta]12. Muuse suudi yalaxoow[wax ka badal | wax ka badal xogta]13. Maxmuud caraale[wax ka badal | wax ka badal xogta]14. Axmed xasan cadow[wax ka badal | wax ka badal xogta]15. Axmed cabdulle afrax 16. Cabdiraxman maxamed cali 17. Bashiir maxamed cali 18. Axmed cabdulle afrax Tirakoobka Guryaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]Inkasta oo aan laheyn tirakoobka saxda ah ee dadka iyo guryahay degmada ayaa lasoo gudbiyay qiyaastan ugudhow waana sida hoos kuxusan: Guryaha kuyaal Degmada waxay dhanyihiin 866,947 waxay ka koobantahay: 486 deris, Tirakoobka Dadka Qiyaasta Dadka kunool Degmada waxay dhanyihiin 1120,574 Goobaha Caanka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Hospital[wax ka badal | wax ka badal xogta]
jobkey university juba university horseed university Hay’adaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dugsi quraan Tirada dugsiyada quraanka ee kuyaala degmada waa:798 Masaajid Tirada Masaajida ee kuyaala degmada waa:86 Iskool[wax ka badal | wax ka badal xogta]1. Wadajir Sare 2 Ifiye 3 Kulmiye 4 Sahal 5 Carafaad 6 Al-macaarif 7 Siidii 8 Horseed 9 Benadir Zone 10 Cali Xuseen 11 Al-masal Madina 12 Muqdisho 13 Al-hudaa 14 Xalane 15 Xeegan 16 Sahal 17 Al-furqaan 18 Al-qarni 19 Jabuuti 20 Jaabir Bin Xayaan 21 Taaj 22 Sh.yuusuf Al-kooneyn 23 Cimraan Bin Xuseen 24 Fatxuraxmaan 25 Al.zubeyr 26 Al-bilaad 27 East Africa 28 Jowharul islam 29 Al-kowthar 30 Al-imara 31 Al-iimaan 32 Daa’if 33 Tayo 14 Xasan-nuur iskuulis Jaamacadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wasaaradaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
biyaha Xamar
iyo saamaha Warshadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
|
---|