Madiina
Madiina | |
---|---|
— Degmo — | |
MAdiina | |
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Somalia" does not exist.waxay Madiina ku taalaa Somalia ama |
|
Dhacdaa: 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°EIsuduwe: 2°02′N 45°21′E / 2.033°N 45.350°E | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Madiina (Muqdisho) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Saacad | UTC (UTC+3) |
• Xagaa (DST) | UTC (UTC+3) |
Furaha Boostada | |
Furaha Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
Qoraalka gudaha oo kooban
- 1 DEGMADA WADAJIR
- 2 Gudoomiyayaashii soomaray Degmada
- 3 Degmada Wadajir waxaa soo maray 17 Gudoomiye oo kala ah
- 3.1 2. Cabdisalaan
- 3.2 3. Axmedshiiq
- 3.3 4. Yuusuf foodcade
- 3.4 5. Daahirtabaarak
- 3.5 6. Dhayib cabdiraxmaan
- 3.6 7. aafgoodcade
- 3.7 8. Xusen alibile
- 3.8 9. Cabdi wadani
- 3.9 10. Maxamed Cabdi Daahir
- 3.10 11. Ibraahimshiiq
- 3.11 12. Muuse suudi yalaxoow
- 3.12 13. Maxmuud caraale
- 3.13 14. Abuukar xasan cabdi
- 4 Tirakoobka Guryaha
DEGMADA WADAJIR[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
HORUDHAC[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Degmada wadajir waxay kamid tahay degmooyinka xeebta dhaca waxayna xuduud la leedahay degmooyinka kala ah Waabari, Hodon, iyo Dharkeynleey sidoo kale waxaay xuduud la leedahay gobalka shabeelada Hoose. Magaca Degmada Wadajir waxaa loolajeedaa Wadashaqeenta waxwada qabsiga iyo iskuduubnida ay degmada wada leedahay iyo dadka degan degaaankani oo dada meelo kala duwan laga soo jebiyey oo leysu keenay degaanada laga soo jebiyey oo laga kala keenayna waxaa ka mid ah Buulo mashiidiyo Buulo xaashi Buulo mugdi Iskurarankii buulo eelaay Dadkaa isku darka ah ayaana lagu magacaabay wadajir. Degmada Wadajir Degmada Wadajir Waxaa la,aas aasay sanadii 1970 waxaana lagu bilaabay dadka aan soosheegnay oo lagakaljebiyey degaanada aan kor ku soosheegnay oo ka kala tirsanaa waaberi iyo hodan. Calanka Degmada Wadajir Degmada Wadajir waxey leedahay Calan kaas oo ka kooban sedex midab oo kala ah buluug,jaale iyo cagaar Buluuga waxaa dhexda kaga taal xidig cad kaasoo lagasoo qaatay calankeena soomaaliyeed, Midabka jaalaha ahna waxaa dhexda kaga yaala gacmo isa salaamaayo kuwaas oo muujinaaya degmada magaceed wadajir ah, Midabka cagaaran waxaa laga matalaayaa barwaaqada degmada taalo iyo in dhulka ugu nabdoon ay tahay.
Maamulka degmada Wadajir Waxaa uu u dhisan yahay sidan
Gudoomiye Degmo Gud. kuxigeen Arimo bulsho Gud.kuxigeen Arimo siyaasad Xoghaye Afarta Gud. Waaxeed Uruka Haweenka Degmada Wadajir Dhismaheed Maamulka Waxaa Ka loo kaaba Dhismahaasi Kaaliye Gudoomiye Madax dhaqaalaha Madax Samafalka Ururka dhalinyarada
Degmada wadajir[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
waxey ka koobantahay 4 waaxood kuwaas oo kala ah
1. W /Jeneraaldaa,uud 2. W/Xaawataako 3. W/Xalane 4. W/Timacade |
---|
Waaxahaani Waxey kakoobanyihiin 16 laamood oo ah 50 tabeele oo ah 460 deris.[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Gudoomiyayaashii soomaray Degmada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Degmada Wadajir waxaa soo maray 17 Gudoomiye oo kala ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
2. Cabdisalaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
3. Axmedshiiq[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
4. Yuusuf foodcade[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
5. Daahirtabaarak[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
6. Dhayib cabdiraxmaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
7. aafgoodcade[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
8. Xusen alibile[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
9. Cabdi wadani[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
10. Maxamed Cabdi Daahir[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
11. Ibraahimshiiq[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
12. Muuse suudi yalaxoow[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
13. Maxmuud caraale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
14. Abuukar xasan cabdi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
15. Axmed xasan cadoow
16. Axmed cabdulle Afrax
17. cumar cabdulaahi xasan Axmed adan barre
Tirakoobka Guryaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Inkasta oo aan laheyn tirakoobka saxda ah ee dadka iyo guryahay degmada ayaa lasoo gudbiyay qiyaastan ugudhow waana sida hoos kuxusan:
Guryaha kuyaal Degmada waxay dhanyihiin 866,947
waxay ka koobantahay: 486 deris,
Tirakoobka Dadka
Qiyaasta Dadka kunool Degmada waxay dhanyihiin 1120,574
Goobaha Caanka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Danwadaagaha
- Buula Xuubeey
- Shaleemo Muqdisho
- Shaleemo Wadajir
- Shaleemo Ducaale
- Sarta Korontada
- Isgooska Zoobe
- Aadan Gabyoo
- Tarbuush
- Siligga
- Nasteexo
- Geed jeceyl
- Isbartiibo
- Ceel qalaw
- bad-baado
- Garashka muse sudi
- Timo cade
- buulada
Hospital[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Benadir Hospital
- Medina Hospital
- Salaama
- Aadan Abdulle Osman
- Aflax Medical Center
- International Eye Hospital
- Bigmeey Hospital
- Al-iqlaas medical center
jobkey university juba university horseed university
Hay’adaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- UNDP
- UNHCR
- Unicef
- NRC
- DRC
- Kaashif
- IIDO
- Tubta Nabadda Soomaliyeed
- Sam Sam foundation
- Sordo
- Concern world wade
- Danish demining group
- Somali Women Development Center
- Save the children
- Saacid Org
- Women pioneers for peace & life
- Daryeel Bulsha Guud
- ARC
- CRD
- Bini’adam
- DBG
- Amnesty international
- UNDS
- WHO
- UNESCO
- WFP
- SOS
- WARDO
- Inter sos
- WOCCA
- Navid
Dugsi quraan
Tirada dugsiyada quraanka ee kuyaala degmada waa:798
Masaajid
Tirada Masaajida ee kuyaala degmada waa:86
Iskool[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
1. Wadajir Sare 2 Ifiye 3 Kulmiye 4 Sahal 5 Carafaad 6 Al-macaarif 7 Siidii 8 Horseed 9 Benadir Zone 10 Cali Xuseen 11 Al-masal Madina 12 Muqdisho 13 Al-hudaa 14 Xalane 15 Xeegan 16 Sahal 17 Al-furqaan 18 Al-qarni 19 Jabuuti 20 Jaabir Bin Xayaan 21 Taaj 22 Sh.yuusuf Al-kooneyn 23 Cimraan Bin Xuseen 24 Fatxuraxmaan 25 Al.zubeyr 26 Al-bilaad 27 East Africa 28 Jowharul islam 29 Al-kowthar 30 Al-imara 31 Al-iimaan 32 Daa’if 33 Tayo 14 Xasan-nuur iskuulis
Jaamacadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Somali International University
- Somali Ocean University !
- Mogadishu University
- Horseed University
- Hormuud University
- Jazeera University
- Jubba University
- Somali National University
- Jubba International University
- Al-IMRA international University
- Medina University !
- Jobkey University
Wasaaradaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Qorsheenta qaranka
- Arrimaha dibadda
- Wakaalada Horumarinta
biyaha Xamar
- Wakaalada Hargaha
iyo saamaha
Warshadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Warshadda Xooga Korontada
- Warshadda Sifeynta Batroolka
- Warshadda nac-naca
- Warshadda Doomaha iyo Caaga
- Warshadda Daawada (Italia)
- Warshadda Gaaska
- Warshadda Rinjiga
- Warshadda Mar-marka
Degmooyinka Gobolka Banaadir | ![]() |
---|---|
Boondheere · Xamarjajab · Xamarweyne · Dayniile · Shibis · Shingaani · Dharkeenleey · Cabdicasiis · Kaaraan · Heliwaa · Hodan · Howlwadaag · Waaberi · Wadajir · Wardhiigleey · Yaaqshiid |