Dayniile
Dayniile | |
---|---|
داينبل | |
| |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | Dayniile (Muqdisho) |
Dowlada | |
• Duqa | awe |
Area | 67 km2 (26 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2020) | |
• Dhammaan | 200,135 |
• Cufnaanta dadka | 3,000/km2 (7,700/sq mi) |
Magac kale | Ree Dayniile |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Furaha Boostada |
10016 |
Furaha Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
Degmada Dayniile waxa ay ka mid tahay Degmooyinka ugu caansan Gobolka Banaadir wana degmada ugu weyn Gobolka Banaadir. Waxa ay dhacdaa dhanka Galbeed ee Magaalada Muqdisho waxayna ku fadhidaa in lagu qiyaaso 67 Km square.
DEGMADA DAYNIILE OO DEGMO AHAAN LOO AQOON SADAY 1974 WAXEEY KA KOOBAN TAHAY 6 (LIX) WAAXOOD OO KALA AH[wax ka badal | wax ka badal xogta]
1 waaxda Ciise cabdi
2 waaxda Barwaaqo
3 waaxda Dibileey
4 waaxda Halgan (Ex-Raadaarka)
5 waaxda Kurdamac
6 waaxda Daarusalaam
7 waaxda garasbaleey
Dayniile waa degmo facweyn aadna u balaaran, waxa hoos tegi jiray intii aan xornimada la qaadan Degmooyinka Wardhiigley, Howlwadaag, Hodon, Buulo-Xuubey iyo qeybo Yaaqshiid ka mida ah.
Markii boqortooyadii Ujuuraan wadanka xad gudubka iyo tacadiyada ka wadday, Dayniile waxaa laga abaabulay dagaaaladii lagu jebiyay boqortooyadii Ujuuraanka. Reer Dayniile waxa ay xulufo la ahaayeen Geledi iyo wacdaan. Markii gumeystahii reer Yurub wadanka ku soo duuleen 1894 kii,waxaa ay reer Dayniile gaashaanka u daruureen in Talyaani ama Engriis uu qabsado degmadooda. Talyaanigu waa ku guul dareystay in uu marin ka dhigto una gaaro webiga shabeelle iyo dhulka gudaha (hinterland), illaa ay ku qasbeen in uu Lafoole ka wareego, ka dibna sheikh Hassan Hussein hogaamiyihii beesha Wacdaan isagoo kaalmeysanaya dagaalyahano Geledi iyo Murusade ah in uu dhegta dhiiga ugu daro hoggaamiyihii edebta darnaa ee taliyaha u ahaa ciidankii Talyaanigu Soomaaliya uu soo diray, waxaana la dhihi jiray Antonio Cecchi 1896.Waxa kale ee Dayniile laga abaabulay dagaaladii Talyaaniga Xamar lagula galay sida kii Dagaxtuur ee dhacay 1949.
Duqoowdii (Hogaamiyayaashii) Dayniile Soo Maray[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Deegaanka Dayniile waxaa soo xukumay hogaamiyayaal hal adag,kana soo badbaadiyay deegaankaas xaaladihii adkaa ee soo maray sida Xukunkii Ujuuraan iyo gaaladii wadanka ku soo duushay ( Burtuqiiski , Amxaaradii,Talyaanigii iyo Ingriiskii).
(waa socotaa qormadaani)
WARSHADAHA KU YAAL DEGMADA DAYNIILE XILIGII DOWLADI DHAXE IYO HAATAN WAXAA KAMID AH[wax ka badal | wax ka badal xogta]
1 Warshada shaambada Ifka xalane
2 Warshada Farsamada Hubka ee xarada jarmalka
3 Warshada ganleeyda ee xaashi weheliye
4 Warshada Saliida
5 Warshada Buugaagta oo ah hada xaruunta warshada biyaha caafi ee dagan tahay
6 Warshada Birta
7 Warshada Taraqa iyo sigaarka
8 Warshada isbuunyada Shaakir
9 warshada Harkaha iyo saamaha
10 warshada Kartoonta Somaback
11 Warshada Aflax Partner Company
12 Warshada Biyaha Muqdisho
13 Warshada Biyaha Banaadir
14 Warshada Biyaha musbaax
15 Warshada Hilibka Mubaarak
Xaruumaha dowlada ee ugu caan san ee ku yaalo degmada waxaa ka mid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]
1 Wasaarada Gaashandhiga
2 Xerada Guulwada Yaasha
3 Xaruunta Hagida Diyaaradaha ee Raadeelka
4 Xeradi Ciidanka ee saban saban
5 Xaruunta war laliska ee Radio muqdisho
6 Taliska Guutada Afaraad ee Bangalo
7 Xeradi Ciidanka cirka ee Dugsi shanaad
8 Xerada Ciidanka ee miineestaha
9 xerada ciidanka malatariga ee oodweyne
==Duqoowdii (Hogaamiyayaashii) Dayniile Soo Maray== boqor maxamuud boqor Cali dheere ibnu casir gureey
Deegaanka Dayniile waxaa soo xukumay hogaamiyayaal hal adag,kana soo badbaadiyay deegaankaas xaaladihii adkaa ee soo maray sida Xukunkii Ujuuraan iyo gaaladii wadanka ku soo duushay.
Jaamacadaha iyo iskulad ka Degmada ku yaal[wax ka badal | wax ka badal xogta]
1: Dugsiga hoose, dhexe & sare ee SYL
2. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Hudda
3. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Aqoon-bile
4. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Iftiin
5. Iskuulka hoose dhexe iyo sare e Hilaac
6. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Najaax
7. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Marwaazi
8. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Mumtaaz
9. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Al-Wadan
10. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Niil
11. Dugsiga hoose, dhexe & sare ee Deyniile
12.Dugsiga hoose , dhaxe & sare ee DAARUL_ NASAAIX
13.Dugsiga hoose , dhaxe & sare we AL KHAYR
14. Jaamacadda Muqdisho
b