Shibis
Appearance
Shibis | |
|---|---|
| Isku-duwayaasha: 2°02′59″N 45°15′44″E / 2.049722°N 45.262222°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Banaadir |
| Caasimada | Muqdisho |
| Dawladda | |
| • Guddoomiyaha Degmada | Bannaan |
| Bedka | |
• Wadarta | 67 km2 (26 sq mi) |
| Dadka | |
• Wadarta | 947,800 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
Shibis District (Soomaali: Shibis ) waa Degmada ugu yar ee dhaca Koonfur-bari ee gobolka Banaadir. Mid ka mid ah deegaanada ugu qadiimsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa xuduud la leh Kaaraan, Yaaqshiid Boondheere iyo Cabdicasiis.
Goobaha caanka ah ee Shibis waxaa ka mid ah Xarunta Nabadsugida Qaranka (NiSa) , Safaaradda Sacuudi Carabiya iyo Gurigii uu ka geeriyooday Hogaamiyihii Milateriga ahaa ee Siyaad Barre, Hotel Global iyo kuwo kale.