Xamarjajab
Appearance
Xamar Jajab | |
|---|---|
| Coordinates: 2°2′59″N 45°15′44″E / 2.04972°N 45.26222°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Banaadir |
| Caasimada | Muqdisho |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Hamar Jajab (Soomaali: Xamar Jajab ) waa Degmo ku taal Koonfur Bari ee gobolka Banaadir Qayb ka mid ah caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waxa ay ka kooban tahay Dekedda Muqdisho .
Xaafadaha Xamar Jajab
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Israaca
- Ceelgaabta
- Buulo Eelaay
- Shaamow
- Shiiq muxudiinka
- Raage Ugaas
- Sh.shaacir
Masaajidyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Masaajidka Xaaji Rajab
- Masaajidka Shaamow
- Masaajidka Shiiqmuxudiin
- Masaajidka Ramaax
- masjidka Sh.Uweys
- Masaajidka Afrika
- Buulo Weekiya
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Khariidadda maamulka ee Degmada Xamar Jab-Jab
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
