Waajid

Ka Wikipedia

Waajid waa Degmo oo ku taalo Gobolka Bakool ee dalka Soomaaliya.

Degmada Waajid waxee caasimada Muqdisho u jirtaa 302km dhanka waqooyi Galbeed, waxee u dhowdahay xuduudka itoobiya oo qoyaas ahaan u jirta 70km. Degmadaan waxaa dega qabiilada digil iyo mirifle, si gaar ahna waxa u leh beesha jirroon qaybo digil iyo mirifle