Ceerigaabo

Ka Wikipedia
Ceerigaabo

Erigavo

عيرجابو
Erigavo.jpg
Erigavo, Somaliland.jpgErigabo.jpg
Erigavo, Sanaag, Somaliland.jpg
Ceerigaabo is located in Somaliland
Ceerigaabo
Ceerigaabo
Location in Somalia
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E / 10.61806; 47.37000
Wadanka Somaliland republic
Gobolka Sanaag
Tirada dadka
 • Dhammaan 700,000
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)
 • Xagaa (DST) [[UTC[1]]]

Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo; Af Carabi : ar‎) waa caasimada gobolka Gobolka Sanaag waxayna ku taalaa dalka Somaliland. Magaaladaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 600 ilaa 700,000 oo qof.

Ceerigaabo waa magaalo ka mid ah magaloyinka ugu waweyn ee Somaliland , ceerigaabo waxay ku taalo meel aad u qurux badan ama deegaanka ay ceerigaabo kutaalaa waa deegaan aad u qurxoon, waana dhul aad u qabaw marka loo eego cimilada Dawlada Somaliland . Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo iyo Surud, burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee uguna dhadheer. Sidoo kale DOOXADA Dagaar oo kamida meelaha ugu quruxda badan somaliland kuna taala konfurta ceerigaabo Magalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ku caan baxday bilicsami iyo cagaar.

ceerigaabo waa magaalo hormood u ah ilbaxnimada iyo xadaaradda waana magaalada ugu cimiladda fiican guud ahaa magaalooyinka somalida.

sidoo kale ceerigaabo waa caasimadda gobolka balaadhan iguna khayraad ka badan guud ahaa somaalida intay dagto waana gobol koobsaday Bari,Buuro,Bad.

ceerigaabo waa astaan u ah buuraha Caanka ah sida daallo, midhisho,tabca,calmadow,surrad iyo qaar kale oo badan.

qabiilka degan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaladan oo ay wada degaan bulsho badan oo Somaali ahi. Sida la wada ogyahay Magalada ceerigaabo iyo dadkeeduba waxay aad u jecelyihiin nabada.magalda qabiilada dega waxaa ugu Weyn Weyn Xaga Maamulka iyo Shacbiyada Muuse Ismaaciil (Gadhweyn) oo tiro ahaan iyo xil ahaanba ugu badan sidoo kale waxaa kamida Habaryoonis( Muuse iyo Sacad yoonis)Habarjeclo gaarahaan muse abokor sida biciide adurxmin beelaha kalee iyaguna dega waa WARSANGELI oo ah cumar iyo dubeys IYO reer darawiish, nalaye ahmed . Qabilada kale dega waxa ka mid ah beesha gahylo , iyo madhibaan

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood --> Template:Laasasurad

magaalooyinka aan halka kamuuqan. Durduri- milxo- ulxeed- mashacaleed- moon- markad- xabaalshiikhcawl- anfoolax- habarhunbule- xarkadheere- qoyan- wardheer- gooraan-mindhicir- damalaxagare-shinbiraale- carmale- hadaaftimo- higladeero- gumar- rad- mindigale- cawsane- moqor- gacan- micada- awrbogays- fiqifuliye- sarmanyo- arda- dibqarax- jidaali- masagan- xabale camare- Wixii aan illaawe didi xasuusani haku darto.