U bood nuxurka

Buurta Surad

Ka Wikipedia

Buurta Surad waa buurta ugu dheer dhulka soomaalidu dagto oo dhan waxay ku taala gobolka sanaag somaliland ee cagaaran waxay dhanka waqooyi ka xigta cergaabo.

Qabiilada degan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa wadda dega qabiilada somaliland gaar ahaan isaaq