Beesha Bahsanbuur

waa beelaha muuse abokor ( BICIIDE)
Beeesha basanbuur... waa beelaha sida nabada ahu ugu wada nool bartanka magalaada ceerigaabo ee caasimada gobolka sanaag ee somaliland, Waa mid kamida qabilada habarjeclo Kuwa ugu waaweyn, sidoo kale waxay degtaa beeshu degmooyinka
- yufle,
- gudmo biyocas
- Ceel-dhadhaable
- Shalcaw
- Kamuuda
- Uur Wayn
- ceeryaan,
- kalsheekh,
- godcaanod,iyo
- dagaar.
*Bixin *ilad-Garro
- ilad-dugbax
- Daryale
- Kal-daray
- Durdur
Oo dhamaantod hoos yimada degmada ceerigaabo sido kale beeshu waxay degtaa magaloyin hoos yimada degmada ceelafweyn... oo la dagaan walahod axmed faarax(habarjeclo), iyo beesha Baho, oo degan ceelafweyn sido kale gobolka saaxil
jilibada basanbuur
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- samatar biciide(bah sanbuur)
- reer raage
- bah adaraxmaan
- bah muuse
- dhowr biciide(bah sanbuur)
- bah cimraan
- bah habroone
- bah muxumed
- xildiid muxumed
- samatar muxumed
- bah awal (xasan)
- Cali xasan
- jibriil xasan
- maxmed xasan
- ibrahim xasan
- maxamuud xasan
****dhunkal ibraahim
****saalax ibraahim
****cigaal ibraahim
****buraale ibraahim
****maxamed ibraahim
'Erigavo sanaag somaliland.
Dadka caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
1. Maxamed Aftiir wuxu ahaa hantiile mar ku jiray tijaartii koobnayd ee beelaha habarjeclo ama isaaqba wuxu ahaa ganacsade alle maal aduunyo ku galaday waana ninka uu abwaankii waynaa ee habarjeclo ee Caateeye jugux uu u soo hoyday , ee habeenkii markuu u loogay ee aroornimadiina sii sooryeeyay uu u tiriyey gabayga caanka baxay ee ahaa :
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Waxaan gaajo qabin ina Aftiir gabanadiisii
- Iyo nuuxa geelu ugu dhalay raariyaa guban
- iyo nimuu nabsigu gees maroo loo gadaal dhigay.
- 2. Xirsi Aftiir ( Maxamed Aftiir walaalo ahaayeen ) Badmaax iyo turjubaan luuqadaha u turjuma daraawiishta ka hor intii ay dariiqada saxda ah ku taagnayd ciidanka daraawiishtu.
Abwaanka oo qisooyin badan dhex mareen waxa uu misna ku jiray suugaantiisa iyo mar uu xirsi ku jiray wefti Seyidku u diranayey qabiilo soomaaliyeed si uu ciidan u helo.
Sayidku waxa uu ku yidhi:
Xirsi maakib laawow,
Mid yar waxad tidhaahdaan,
Murtidiinta Reer Hagar,
Habar Yoonis madasheed,
Mariya weedha aan idhi,
Toljeclaha muraadkayga ah,
Masafadeyda ula taga,
Maqashiiya uunkaba,
Miyir inuu ku soo galo,
Mid mid waxow tidhaahdaan
Nimanka mooradii furey
Mawaaciidda diinkii
Ma wax laysku maagaa?
3.Kornayl Axmed Xaji Xassan: Hogaanka madaafiicda Somalia 1975-1978[1]
Ragan wa kuwi xoreeyay s.alnd gaar ahan ceerigaabo
- muj.Gadhle cirobay
- muj.cabdilahi masyar
- muj.binate samaysane
- muj.sicid salax dibow
- muj.awoowe jirdagal
- Ashraf. Axmed warsame (ina Oriye)
- Ashraf. Axmed cali manne
- siyasi. Aniis saalax x.xasn
- Siyaasi: Ahmed Shire Baandheeye
Sidoo kale mulkilaha Asli mayid barkhad Ha ilaawin siyaasi cali yufle. Siyaasi Cabdilahi CareySidoo kale waxan kazoo beesha bahsanbuur maayiradii ugu horeeyay ceerigaabo mud:xaaji xasan Mud: jibriil xaji ducaale Xil: Cawil siciid ducaale Xil: Maxamuud cawaale dayuurad Xil: Ahmed cabdi kariin Walhad(Wakiiladda )
- ↑ basanbuur clan