Jump to content

Dagaar

Ka Wikipedia

Dooxada Dagaar waxa dega beesha Muuse abokor ee Habarjeclo, gaar ahaan beelaha bahsanbuur biciide iyo abduruxmiin . Dooxada Dagaari waxay ka tirsantahay degmada Ceerigaabo. Dagaar waa xarunta dhaqanka saldannada guud ee bicide muse abokor habar jeclo

DOOXADA DAGAAR CERIGAABO

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

DAGAAR DOOXADA DAGAAR WAXAY ku taala magalada ceerigabo duledkeda konfureed waxayna magalada u jirtaa 15km waa meel ku haboon dalxiiska waxana ku yaala togag rogmanaya oo dabiciya iyo dhuldaqsimed cagaaran oo indhaha so jidanaya waxa dalxiska u aada dhaman ee ceerigabo goobta aya waxa ka dhaca meherada xafladaha iyo wxi lamida[1] sidoo kale waa dhuldaqsimed duleedka magalada ah aad ayay u balaadhan tahay dooxadu waana mid kamida nimcooyinka eebe ku manaystay ceerigaabo oo ku taala dhul joogiisu aad u sareeyo taas oo ka dhigtay meel roobab badan helaan[2]

dooxada dagaar waa dhul aad u baaxad weyn oo aad u quruxabadn si lamida dhulka gobolkasanaag degankani waa dhul dooxo togog kusoo rogmadaan oo barwaqo ah waxa lagu qiyaasa guud ahaaan 100km waxay kutala duledka koonfured ee magalada ceriago[3] waxa ay dhanka koonfured ka xiga degamada yufle oo la tirsan cerigaabo oo u jirta ilaa 10km yufle laftedu waaxa weye dhul dqsimed aad u quru badan oo dooxada lafteeu soo gaadho dooxada waxa laga helaa biyo area dedaoo dhan waana ilaha biyaha mustaqbalka ee degaankas https://elevationmap.net/dhalaax-ceerigaabo-so-1011186355 Archived Luuliyo 14, 2019 // Wayback Machine

dagaar waxa dega beesha biciide ee muuse abokor [4] waxana ay kutaale duledka kkonfured ee cerigaabo[5] iyado cidna u diidin dhuldaqsimedkeda dadka iyo xoolaha oo umada oodhami wada manafacad sadaan dhinacada galbeed waxa ka xiga dayaxa oo ay degan beeshauduruxmiin muuse oo iyaguna kamida qabiilka muuse abokor[6]

  1. https://images.search.yahoo.com/yhs/search?p=sanaag+map+erigavo&fr=yhs-ima-st&hspart=ima&hsimp=yhs-st&imgurl=http%3A%2F%2Fw0.fast-meteo.com%2Flocationmaps%2FErigavo.8.gif#id=2&iurl=http%3A%2F%2Fw0.fast-meteo.com%2Flocationmaps%2FErigavo.8.gif&action=click
  2. https://web.archive.org/web/20190714130629/https://elevationmap.net/dhalaax-ceerigaabo-so-1011186355. Archived from the original on 2019-07-14. Retrieved 2019-07-14. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. https://mapcarta.com/Sanaag
  4. https://web.archive.org/web/20190714130623/https://qabaayil.webs.com/habarjeclo.htm. Archived from the original on 2019-07-14. Retrieved 2019-07-14. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  5. https://en.wikipedia.org/wiki/Erigavo
  6. https://images.search.yahoo.com/yhs/search?p=somalia+clan+map&fr=yhs-ima-st&hspart=ima&hsimp=yhs-st&imgurl=https%3A%2F%2Fupload.wikimedia.org%2Fwikipedia%2Fcommons%2Fthumb%2F8%2F8b%2FSomalia_ethnic_grps_2002.jpg%2F1200px-Somalia_ethnic_grps_2002.jpg#id=5&iurl=https%3A%2F%2Fupload.wikimedia.org%2Fwikipedia%2Fcommons%2Fthumb%2F8%2F8b%2FSomalia_ethnic_grps_2002.jpg%2F1200px-Somalia_ethnic_grps_2002.jpg&action=click