Habar Jeclo
(Waxaa laga soo toosiyay Habarjeclo)
Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Habar jeclo waa beesha ugu badan tiro ahaan isaaq uguna hubka badan waxaa la sheegay iney qabiilkani aad ugu xeeldheeryihiin dagaaal, halka halkii nin uu u dhigmo raxan libaaxyo ah dhanka farsamada iyo xeelada dagaalka
Jirrida reerka ama abtisiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Habar Jeclo
1. Ibrahim (Sanbuur)
Siyad Eisse Raage
2. Maxamed (Cimraan)
Ciise Cimran Cigalle Cimran Cabdalle Cimran
3. Muuse
Maxamed Muuse
Abokor Muuse
Jibril Abokor Daud jibril (Rer Dod) Omar Jibril Abokor Jibril
Mohamed Abokor Adan Mohamed Yesif Mohamed Nuh Mohamed Musa Abokor Uduruhmin Muse Idris Muse Abdirahman Muse Samane Abokor
Cabdale samane Yuusuf samane
kooxo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- National United Front , oo ah urur siyaasadeed oo u badnaa Habar Jeclo dabayaaqadii 1950-aadkii
- Dharbash , oo dhexdhexaad ka ahaa darsinka maamulka Daraawiishta, wuxuu ahaa saddex meelood meel Habar Jeclo, inta soo hadhayna waxaa ahaa Baharsame.
==Dadka caanka==Axmed maxamuud siiraanyo oo ahaa madax waynihii hare ee dalka