Dharbash

Ka Wikipedia

Dharbash wuxuu ahaa gobol ee Darawiishta Diiriye Guure. Waxaa muqaddim u ahaa Xirsi Cartan Boos (Jeedlade). Waxaa guutadaas ku jirey Ararsame, Adan Madobe iyo Baharsame.