Diiriye Guure

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Diiriye Guure, Suldaanka Dhulbahante iyo Darawiish

Diiriye Guure wuxuu ahaa boqortooyada 16ka ee beelaha Dhulbahante. Diiriye Guure wuxuu Suldaan u ahaa Dhulbahante waqtiga 1897 ilaa 1920 ee xiliga daraawiish. Wuxuu Diiriye Guure ahaa Suldaaanka daraawiishta ee iyo wuxuu Diiriye Guure ahaa boqorka Dhulbahante ugu horeyd oo lagu caanoshubay doorasho. Diiriye Guure ee garaad guud ka ahaa Dhulbahante, wuxuu ahaa hogaamiye magac ahaan dhanka Darawiish iyo Dhulbahante waqtiga dulaanka gumeysiga.