Beesha Baho

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Baho faarax .jpg

Beesha baho waxay ka mid tahay qabiilka habarjeclo gaar ahaan muuse abokor ee isaaq. beeshu waxay degtaa gobolka sanaag gaar ahaan ceerigaabo iyo ceelafweyn dararwayne iyo guud ahan sanaag sidoo kale waxay khaas ahaan udegaan tuulooyinka Dararweyne, Beerweeso, xamilka, garabcad, karinbiyood, dhadhiinyaxye , bocoolo, boodhlay, galiyoqac, siigadheer, cariishka, magaalodalas, goodcaanod iyo dhuxulaalay

  • Jilibada beesha
    • roobsuge faarax
    • wacays faarax
    • geedi faarax
    • guuled faarax
    • faahiye faarax
    • cumar faarax
    • muuse faarax
    • yuusuf faarax

Dadaka caanka ee ka dhashay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Cabdirixin awyusuf oo ah duqa magalada ceelafweyn
  • Boqor cisman aw maxamud buirmadow oo ah mid ka mid ah madax dhaqameedka somaliland.
  • Xilldhibaan aadan shire oo kamida golaha guurtida Somaliland