Ciise (qabiil)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ciise
Issa
عيسى
Sheikh Issa Tomb.png
Qabriiga Sheekh Ciise
Meelaha ay ku badan yihiin
 Jabuuti
 Somaliland
 Itoobiya
 Ingiriiska
 Canada
 Holland
Flag of France.svg Faransiiska
Luqada

Af-Soomaali, Af-Carabi iyo Af-Faransiis

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Gadabuursi, beelaha kale Dir iyo Beelaha Soomaalida

Ciise (Af-Ingiriis: Issa, Af-Carabi: عيسى) waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida.[1] Qabiilka Ciise wuxuu degaan ku yahay wadanka Djibouti, meelo ka mid ah gobolka Salal ee hoostaga maamulka Jamhuuriyada Somaliland, iyo deegaanka Shinile ee Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.

Qoraalka gudaha oo kooban

Hordhac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ciise waa qabiil ka kamid ah qoomiyada direed waana madoobe dir oo ah ku xigaha curadka direed ugu waawayn Soomalida. Qabiilka ciisaha waxa lagu yaqaanaa oo uu caan ku yahay kala dambaynta iyo ismaqalka oo ah waxyaabaha ugu muhiimsan ee jiritaanta ummadeed. ciisuhu waa qabiilka kaliya ee ilaa hadda leh xeer ugaar ah xeerkaasoo la sameeyay bilawgii qarnigii 14naad taasoo kuu muujinaysa inuu qabiilkani yahay qabiilka ugu facwayn xagga ilbaxnimada. Ciisaha ayaa waxa uu degaa dhul aad u ballaadhan oo kukala yaalla Djibouti, Ethiopia iyo Somalia. Ciisuhu waxa uu leeyahay Ugaas loo layaaqaano Ugaaska Beesha Ciise, oo run ahaantii ah mid si dhab ah ugu dhexeeya dhammaan ciisaha meelkasta oo ay joogaanba, Ugaas kaasi ayaa ah mid sida lagu doortaa ay tahay arrin la yaableh oo aad loo jeclayst.

Dir[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dir
(در(النبيلة
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya n/a
 Jabuuti n/a
 Itoobiya n/a
 Kiinya n/a
 Ingiriiska n/a
Luqada

Somali

Diinta

Islam (Sunni, Sufism),

Dadka ay dhalyo wadagaan

Isaaq, Darod, Hawiye, Rahanweyn, other Somali people

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[2][3][4][5]

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. King, Preston (1987). An African Winter. Puffin. ISBN 0-14-052365-0. http://books.google.ca/books?id=ANEwAAAAMAAJ. , p.169.
  2. http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso Page 6
  3. Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf
  4. Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17) (in en). Voice and Power. Routledge. p. 242. ISBN 9781135751753. https://books.google.com/books?id=_8D0gYZZVKEC. 
  5. The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: