Garjante gardheere samaale

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Garjinte Gardheere Samaale wuxuu ka tirsan yahay Sagaalka ilma Samaale ee soomaalida ka soo aasaasantay. Odayga Garjinte waxuu dhalay Afar Wiil oo lagu kala magacaabo:

1- Dhalade Garjinte

2- Caalimoog Garjinte

3- Riyale Garjinte

4- Waceys Garjint

Waxay degtaa beeshan gobolada iyo degmooyinka soo socdo

• Hiiraan:- Buula Burte, buq aqable Jalalaqsi, Bilaal, ceelcali, shaw,jimbileey,gumareey, ceelcaane,gurdaaleey,mukeyle, haraale,luuqa jeeloow, biya kulule,daarusalam, iyo meel badan lasoo koobi karin

• Shabeelada Dhexe:- Jowhar iyo Balcad

• Shabelade Hoose:- Lafoole iyo Muuriya.

• Gedo Baardheere iyo Garbahaareey

• Jubada Hosse:- Kismaayo iyo Yoontooy

• Jubada Dhexe:- Saakoow iyo Buaale

• Baay • Bakool

Waxaa kale oo ay si weyn u deggan yihiin Wadamada sida Kenya iyo Itoobiya oo ay ku nool yihiin inbadan. Waxay caan ku yihiin Culimanimo iyo nabad jaceyl. Waa dad dhaqda xoolaha, sida Geela, Lo'da Iyo Ariga. Waxaa aad loogu yaqaanaa Geel badni. Waxy Xilaal ku leeyihiin Maamulada Gobolada aan kor ku soo sheegnay, Dowladda faderal iyo Baarlamaanka dhexe ee soomaaliyeed.

Beeshan waa beesha asal ahaan ay ka soo jeedaan lafaha kala ah Gaaljecel, Dagoodiya, Masare iyo Ciise oo isku ah ilmo saransoor waxayna ka soo askumeen afarta ilmo saransoor - laf ka mid ah ilmo garjinte gardheere oo la yihaardo Riyale Garjinte Gardheere. Halkaa ayayna ka xiriiraan dhammaantoodna waxaa laysku dhahaa ilmo garjinte Gardheere Samaale.