Dabare
| Thiinada guud ee dadka | |||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| 10,000,000 | |||||||||
| Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
|
| |||||||||
| Luqada | |||||||||
| Diinta | |||||||||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Dabarre ('''Af carabi''': دبر, Af ingiriis:Dabare】) waa qabiil ka mid ah qabiilada soomaalida oo degaan ku ah bariga afrika gaar ahaan soomaaliya, itoobiya, kenya iyo meelo kale oo ka mid ah geyiga afrika.
Beesha dabarre waxay kasoo jeeda qowmiyada digil oo kamid ah qowmiyadaha ugu taariqda wayn dhulka somaliyeed oo waxay lahaayen boqortooyooyin qadiimi ah sida boqortooyada geledi
Dadka ugu caansan
Madoobe nuunow mohamed Madaxweynihii ugu horreeyey ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya.
Cabdisalaan sheekh xuseen: Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda soomaaliya.
Cabdixakiim Mohamoud Haji-Faqi Wasaaradda difaaca soomaaliya.
Xuseen maxamud shekh xuseen Minister of Housing and Forestry of Somalia.
Ibrahim Awgab Osman Member of The Upper House
Sheikh Mohamuud Shekh abdibari chairman of somalia religious.
Mohamednuur ibrahim (shiqshigow) former governor of Dinsor district.
Sheekh cabdiwahaab sheekh ibrahim chairman of ahlusuna wal jamea
Inta reer uu u kala baxo dabarre
Dabarre waxuu u kala baxaa yeeraan:
- Yeeraan
- Dirmadow
- Yeeraan
- Yeeraan hore
- Yeeraan dambe
- Yeeraan hore
- Waaqbare
- Wirweeg
- Ugul
- Tekeme
- Yeeraan
- Gaashmoge
- Goorabe
- Ilkoole
- Dirmadow
- Illoole
- Reeraawe
- Daldoore
- Farre
- Mareere
Meelaha ay degaan Dabare waxay degaan koonfur galbeed soomaaliya, labada webi iyo xitaa Ethopia, Kenya iyo meelo kale ee ka mid ah bariga Afrika.waa qabiilka ugu dhul qurxoon wuxuuna dagan yahay labada wabi dhexdooda dhulka uu daganyahay Dabare waxaana laga quudin karaa 18 ka gobol somalia tusaaale ahaaan waxaa ka baxa qudrada laga cuno dalka Soomaaliya oo dhan sida muuska, cambaha, liinta, isbaandheys ka.iyo kuwo kaloo badan sido kale beeshani waxa ay degtaa Baay, bakool, jubbada dhexe, jubbada hoose, Gedo, iyo shabeelaha hoose.