Jump to content

WIRWEEQ

Ka Wikipedia

[1]

  1. Wirweeg waa beel ka tirsan dabarre oo mid ka mid ah 7da yeeraan, kana sii ah yeeraan hore, waana lafta ugu nasabsan, ugu aqoonta badan ee beesha dabarre, wuxuuna u kala baxaa afar reer waxaana ka mid ah: 1. Reer cabdi 2. Reer aw waaq 3. Reer aw dhuuwaw 4. Reer aw bitaw Beesha wirweeg waxa ku soo jeeda aqoonyahano, abwaano, siyaasiyiin iyo generaalo, waxayna degaan gobollada jubbooyinka sida Magaalada kismaayo iyo Bu'aale. Sidokale waxay dhif iyo naadir ka yihiin degmo ka mid ah gobolka baay degmada diinsoor. Wirweeg waxa laga helaa gobollo kala duwan sida baay, bari, jubbland, bartamaha soomaaliya.