Jump to content

Duduble

Ka Wikipedia

.


Maxamuud Hiraab (Duduble)
محمود هراب
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Kenya
 Sacuudi Carabiya
 United Kingdom
 Iswiidhan
 Maraykanka
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Beelaha kale ee Samaale, Beelaha kale ee Hiraab, Beelaha kale ee Hawiye iyo Beelaha Soomaalida

Beesha Duduble ayaa ah beesha ugu faca weeyn marka la barbar dhigo deegaanada aay degaan qabaa'ilada kale ee dega gobolka Galgaduud. Sida uu u kala baxo Duduble wuxuu ka kooban yahay Sideed lafood oo waaweyn oo kala ah

Duduble xordage




• Hiraab

 • Maxamuud Hiraab(Duduble)
    •maxamad camal
        •Cabdi Maxamed
        •Afrax Maxamed


 • Iijecle 
    
    • Alla’mahadshe 
    • Aarsade

    • Waxadsame
  
    • Celi

    • Da’uud 
    • Samadoor
    • Maqlisame
     
    • Bisin
      
    • Qadhoob
    
    • Hantile 
    
    • Awradeen

Maxamuud Hiraab (Duduble) Waxa uu Kasoo Farcamay Xamet,Macrobians. Waxa ay ka Talin Jireen dhulkii Punt .

Puntites waxay ahaayeen Kuushiti hore oo la rumaysan yahay inay ka ganacsan jireen malmalka, xawaashka, dahabka, ebony, lo'da gees-gaaban, fool-maroodi, iyo fooxa oo ay la wadaagi jireen Masaaridii hore ee deriska la ah iyo Mesobotaamiya qadiimiga ah iyaga oo u maraya dekedahooda ganacsi. Socdaalkii hore ee Masaaridii ay u dirtay Puntidii 18aad boqorad Hatshepsut waxa lagu duubay macbudka Deir el-Bahari, xilligii boqortooyadii Puntite King Parahu iyo Queen Ati.[3]

Waagii qadiimiga ahaa, reer Macrobiya oo awoowe u ahaa Automoli ama Soomaalidii hore, waxay aasaaseen boqortooyo qabiil oo xoog badan oo ka talinaysay qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya casriga ah. Waxaa lagu magacaabi jiray Macrobians, waxaana la sheegay inay ahaayeen kuwa ugu dheer uguna quruxda badan ragga oo dhan. Sida laga soo xigtay Herodotus, Boqorka Faaris Cambyses II, markii uu qabsaday Masar (525 BC), wuxuu u diray safiiro Macrobia, isaga oo u keenay hadiyado qaali ah boqorka Macrobiya si uu u soo gudbiyo. Hogaamiyihii Macrobiya (Alle Mahadshe) oo lagu doortay dhererkiisa iyo quruxdiisa, waxa uu taa beddelkeeda kaga jawaabay loolan uu dhiggiisa Beershiya uga dhigay qaanso aan xidhnayn: haddii Faaris ay awoodaan in ay sawiraan, waxa ay xaq u yeelan lahaayeen in ay dalkiisa ku soo duulaan; laakiin ilaa iyo markaas, waa in ay u mahadceliyaan ilaahyada in Macrobians waligood go'aansan in ay ku duulaan boqortooyadooda. Macrobiyadu waxay ahaayeen awood gobol oo lagu ammaano dhismahooda horumarsan iyo hantidooda dahabka ah, taas oo aad u badan oo ay maxaabiistooda ku xidheen silsilado dahab ah. Harla waa dad dabar go'ay oo loo tixgaliyo inay dhiseen taallooyin kala duwan oo Geeska Afrika ah waa musharraxiinta Proto-Somali.Burburkii Macrobiya ka dib, Duduble Wuxuu kala baxay dhowr dawladood oo hodon ah oo Soomaali hore u lahaa, sida Maxamed Camal, Maqlisame, Aarsade iyo, Awradeen, kuwaas oo la tartamayay Sabaeans(Boqortooyadii Saba), Parthians (iran), iyo Aksum ganacsigii hodonka ahaa ee Indo-Greco-Roman ayaa sidoo kale kobcay Soomaaliya. Badmaaxiinta iyo ganacsatada Maxamed Camal waxay ahaayeen kuwa ugu badan ee keeni jiray dahabka, qalinka, dhagaxaanta, fooxa, malmalka, xabagta qudhaca, cusbada, xoolaha nool, fool maroodiga, baalasha, hargaha, iyo xawaashka, alaabooyinka loo arkayay inay yihiin kuwo qaali ah.Dawlad-goboleedyada kale ee caanka ah ee Soomaalida waxaa ka mid ahaa Abgaal, Habargidir, Silicis, Karanle, Cali Gari. Socdaalkii Giriigii hore oo ay ka mid yihiin Strabo iyo Cosmas Indicopleustes ayaa booqasho ku tagay jasiiradda Soomaalida intii u dhaxaysay qarnigii 1aad iyo 5aad. Giriiggu waxay Duduble u yaqaaneen Barbarian, dhulkoodana Barbar.

Dagaalo Badan oo Ay la Galeen Aksum,faraacintii Masar,Sabaeans(Boqortooyadii Saba) .kuwaas oo kadhigay Boqortooyinkii Duduble Kuwa Burbura.waxay Dageen Dhulkii Punt ( Sool, Sanaag, Bari,Togdheer) Waxaa Soo Jebiyey Boqortooyadaas Sabaeans (Boqortooyadii Saba)oo ka talin jirtay Qayb Yamen Ka mid ah. waxa Ay Qabsadeen Badi Ahaan Xeebaha Somaliya. waxaa Midoobay Boqortooyadii Maxamed camal iyo Midii Maqlisame taas oo Suura Gelisay in Dib loo Celiyo Reer Saba.

Sidoo Kale waxay Dagaal la Gashay Ajuuraan sultanate oo Rabtay Inay dhulka Soomaliyeed Ay Wada Qabsato Balse nasiib Daro waxay Iska Caawin Kala Kulmeen Boqortooyadii Maxamed Camal iyo Midii Maqlisame oo Xulufo Ahaa.

Waxaa Sidoo Kale hoos Samaysmay Saltanado Kale sida: Garxajis Sultanate, Warsangeli sultanate, Majeerteen Kingdom.

midaas oo keentay In Beesha Looga Adgaado dhulka Punt. beesha ayaa u soo Wareegtay Dhanka Galgaduud Qarnigii 19th.

Duduble Wuxuu Leeyahay Caaqil Ey umada somaliyeed Aad Utaqaan Oo La Oran Jiray caaqil dheryadoobe ahaana Ninkii Ugu horeyay uguna danbeyay Ee Mag Ari Kubaxsha Sidoo kale Duduble wuxuu leeyahay hogaan dhaqameed caan ka ahaa dhulka mudug xiligii talyaaniga oo la oran jiray ugaas foodey, suldaan Geedi farayare iyo prof mohamud ahmed abtidoon oo ahaa madaxii hay’ada Bisha-cas ee somaliya Sidoo kale waxaa jiray Cabdi Cawaale oo loo aqoon jiray Cabdi Faracade iyo wiilkiisii Faarax Cabdi Waxa kadhashay Sarakiil ay kamid ahayeen 1/ G/Sare Janax Janax {Maqlisme /Uw} 2/ Gen Ciise maqadeye {M.Caml) 3/ Gen Wehliye Bergubato {Aarsade) 4/ G/Sare Ahmed Foodey (Maqlisame} 5/ Gen Cabdi macalin{Owrdeen} Siyaasisiinta beesha waxaa ugu horeeya 1. Wasiir Abdinur Dahir Fidow 2.Ugaas cabdiraxiim saadaq tarabi 3.Nabadoon Hilal adan osman 4.Xaaji Xaashi faarax 5.Maxamad Axmad Xabbad 6. Prof. Ciise Maxamed Siyaad Xil bashiir hashi diraac 7.Xaaji Xasan Maxamuud Hiloowle 8.Xuseen Maxamed Dhicis 9. Cali Wardheere Cabdi 10. Ibrahim shiikh odasuge ibraahim afgooye. 11.Shaykh Ibrahim Cali Xashi Cabdulle (Xuub-Caaro) 12. D.Maxamuud Maxamed Maxamuud 13. Axmed Maxamuud Nuur (Dalqo)14. Eng. abdisalan macalin 15.Nabadoon C/lle Maxamud Nuur Eng Abdiaziz Ali Nur(Eng. Xidig)15. wasiir farxaan Cali gaban.16 General ciise ahmedyare abtidoon dhiil ciise maqadeeye.17. General cabdi macalin. 18. General cabdulahi mire 17.general garad nuur cabdule 18. Geral cabdikariim cali farey 19.cornel cumar cabdulle armed sangaab 20. Cornel cumar cabdule farayere.21.Zakariye Cabdirashiid hasan (Sulaan zak) 22.mohamed xashi dhuxuloW. 23. Prof.abdullaahi asbara. 24. Wasiir. C/lle Xasan Nuur(Kabaqori) 25. Ceo-gii diyaradaha Jubba Airways Ahaana madaxi Hay’ada Bisha-cas Ee 1989 Prof mohamud ahmed abtidoon 26. Wasiir Dahir Farah Fidow 27. Prof Abdullahi Mohammed Shirwac oo ahaa Madaxii Haya’dda Somali Peace Line 28. Mohamed Abdulle Halane

Beesha Duduble xordage waxa kadhashay saraakiishii ugu horeysay ee kacaanki siyaad bare kaqabsaday magaalo wana magalada ceelbuur iyo sidoo kale dhuusamareeb ilaa ay ridan xukumkii kaligii taliska siyaad bare. Saraakiishas waxay kala ahaayen General Mohamed Muhudin (Janax janax) General ciise ahmedyare abtidoon dhiil, (ciise maqadeeye) iyo sidoo General cabdi macalin sarkaalkii ugu sareyay ciidamada cirka qaybta 21 gobolada dhexe. Beesha Duduble waa beesha ugu halganka badan beelaha somaliyed waxa lagu xasuustaa geesinimo nafhurnimo dal iyo dad jaceyl halganadii dhulka somaliyed somaray kuwii gumaystihii talyaaniga iyo kuwii kadambeyay ee Itoobiyo lala galay beeshu waxay hormuud ka ahayd dagaalkii ciidamadii Itoobiyo, xamar iyo gobola badan lagula galay loogana saaray sanadadii 2007 2008 ilaa 2009 iyadoo kuwaysay halyeeyo badan oo muhiim u ahaa bulashada somaliyed waxana kamid ah Prof Aasbara kasoo bare jamacaded ka ahaa dalka canada kuna shahiiday dagaal kadhacay gobolka galgaduud.

Beesha Duduble waxaa lagu naaneeysaa “XORDEGE” oo waxaa la sheegaa in Duduble yahay beesha kaliya ee Soomaaliyeed ee aan arag gumeeysi sababta oo ah Beeshaa Duduble oo ka biya diidday gumeystihu in uu soo galo dhulkeeda, waliba dagaal isla galeen sidas baa ka hakisay gumeestihii in u gaaro waxayna ku heleen naaaneysta ah Duduble Xordege. Beeshu magacyo badan ayey leedahay Sida Duduble Xordege iyo Maxamuud Hiraab, iyo gaamiir oo lagula kaftamo.

Duduble hooyadiis Waa ajuuraan marke dhashay ayey umul raacatay, Sidaas ayeyna naaska kula nuugeen beesha cayr.

Dadka caanka ah oo ka dhashay Beelweynta Maxamuud Hiraab waxaan ka xusi karnaa Wasiir Abdinur Dahir Fiidow, caaqil dheryadoobe isaga lagu xasuusto "Hashu maankeyga gaddaye ma masaarbey laqday". Waxaa kaloo xusid mudan gabadhii ugu horaysay oo xildhibaan noqota Xaawa cawaale abtidoon, geesigii weynaa ee Maxamed Cabdulle Xalane oo loo yaqaan (XALANE)sidoo kale duduble waxa ka dhashay rug cadagi hanad haashi hagaley oo lo garan ogyahay king holac oo ka dhashay beesha faca weyn ee duduble kana ah lafta tolweyne owraden ,Botaan Ciise caalin (Xaraan ku naax),Saciid Mire Xaydar General Feyte jamac kaariye, General Aana yeleen, Professor Oorfane, Maxamuud Cali Axmed Xeyle (Elman), Ciise Axmedyare Abtidoon Dhiil "Ciise Ma-qadeeye" Sidoo kale, maamulihii Bankiga dhexe ee Soomaliyeed Maxamuud Abdi (Xoor), Axmed Nuur Cali Jimcaale oo ahaay mufakkirkii iyo madaxii Bangigii isgaarsiinta ee Al Barakaat hadana loo yaqaan Hormuud Telecom Iyo bankiga Salaam Soomaali bank. Garaad Nuure, taliyihii booliska Caasimada Mugdisho Cabdullaahi Toxob Xayle, Xaaji Xasan Maxamuud Eng. Maxamuud Xaashi Xalane; madaxii Warashadii Shamiitada ee Berbera iyo qaar kaloo badan.

Duduble le waxa uu degaan u leeyahay dhul baaxad weyn oo lagu macaabo Dooxa Duduble oo ka kooban degmooyin iyo tuulooyin sida Ceelbuur oo ah xudunta Duduble, degmada Ceelgaras degmada Xiindheere degmada Garabla tuulooyin eey kamid yihiin Ceelqooxle, Ceellahelay, Xagarreey, Xabaalobadan, Warmooley, Habaas weyn Bulacle Sino-dhaqo, Cimadle dhulbalaaran iyo Xero Jaalle galbeedka Mudug.Sidoo Kale waxay Dagaan Shabeelada Hoose,Gedo, Awdal

Siyaasiyiinta xiligaan ee beesha Dududble waxaa ka mid ah: Wasiiru-Dowlaha Wassarada Gaashandhiga Abdinur Dahir Fiidow, Senator Abdicasis Adan Osman, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Macdanta Shukri Maxamuud Afrax , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Nuur Yuusuf Nuur. Xildhibaan Mohamed Abdulle. Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabadale Caawooley, Axmed Diiriye, Ikraan Absuge oo ah qofkii ugu yar oo noqdo xildhibaan Somaliyeed, iyo Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Axmed (Eng. Xirsi).

Saxafiyiinta caanka ah ee beesha waxaa ka mid ax, Diktor Mohamud Adan Osman, Axmed Cabdinuur,saciid tahliil iyo duniyo muxudiin nuur allaha uwada naxariiste,

Cabdulaahi Cismaan Faarax,

cimli cismaan faarax,

Yaasmiin cumar siyaad,

Cabdiraxmaan Daahir Guutaale Maaliki,

HANAD HASHI HAGALEY (kingholac),

fardowso maxamed cilmi,

Cabdishakuur Faarax Cigale.

C/qani Axmed Abtidoon,

Abdullahi Mohamud farah (Kudhaqsade)

Zakariye Cabdiraxmaan Daahir (Capital),

Abdifitaah Ali Halane (Ciiltire). sidoo kale

hassan abdirahman abdullaahi (maxamed camal)

Anwar ahmed mohamed (Aazbaro)

Abdullahi ahmed mohamed (gagale)

maxamuud jimcaale siyaad (kooreys) allaha unaxariisto