Hiraab
| Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
|
| ||||||||||||
| Luqada | ||||||||||||
| Diinta | ||||||||||||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||
|
Dir, Daarood, Isaaq, iyo Beelaha Soomaalida |
Hiraab (Af Ingiriis : Hirab) waa beel ka mid ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kiinya.[1] Beelweynta Hiraab waxaa ka farcama dhamaan qabiilada Muduloodka ee kala ah: Abgaal, Wacdaanka, Moobleenka, Ujajeenka, Duduble, Shiikhaal iyo Habargidirta.[2][3]
Qaabdhismeedka Hiraab
Sida ay sheegeen khubaro ku talaxtegtay qabiilada Soomaalida, beesha Hiraab sidan ayay u kala baxdaa:[4]
- Hawiye
- Goorgarte
- Hiraab
- Mudulood Hiraab
- Maxamuud Hiraab(Duduble)
- Martiile (Sheekhaal)
- Axmed Looboge
- Aw-qudub (Cumar)
- Cismaan
- Cal cafiif
- Abiib
- Cabdi Sheikh
- Madarkicis Hiraab Habargidir (مطر كعس)
- Sifaadle
- Sacad
- Saleebaan
- Cayr
- Saruur
- Hiraab
- Goorgarte
Hordhac
Hiraab waa beel ka Mid ah beel hoosaadka beelaha Hawiye. Waxeyna kala yihiin:
- 1.Mudulood hiraab,
- 2.Madarkicis hiraab,
- 3.Martille hiraab(Shiikhaal)
- 4. Maxamuud hiraab duduble
Beesha Hiraab waxey degtaa goolada Mudug, Galguduud, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, Gobolka Jubbada Hoose Banaadir, Shabeellaha Hoose, iyo Gobolka Jubbada Dhexe.
Hawiye
Hawiye (Af Carabi: بنو هوية) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[5][6] ama laba[7][8] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[9].
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Somalia at the Crossroads. Adonis & Abbey. 2007. p. 10.
- ↑ Lee V. Cassanelli, The shaping of Somali society., Philadelphia, 1982,
- ↑ Bernhard, Helander (1994-01-19). "The Hiraab Treaty". Somalia News Update. Uppsala, Sweden: Dr. Bernhard Helander, Uppsala University. Archived from the original on 2007-02-24. Retrieved 2009-03-31.
The Imam of Hiraab is a hereditary position that traditionally is held by a person of the first-born branch, the Mudulod.
- ↑ Ali Jimale Ahmed (1995). The Invention of Somalia. Lawrenceville, NJ: Red Sea. p. 123. ISBN 0-932415-98-9.
- ↑ http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
- ↑ https://web.archive.org/web/20160818134833/https://www.hrw.org/reports/1990/WR90/AFRICA.BOU-09.htm. Archived from the original on 2016-08-18. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://web.archive.org/web/20051112233808/http://www.dnd.ca/somalia/vol1/v1c11e.htm. Archived from the original on 2005-11-12. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://web.archive.org/web/20110716081350/http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf. Archived from the original (PDF) on 2011-07-16. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
