Surre (beel)

Ka Wikipedia
Surre
سري
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya n/a
 Itoobiya n/a
Luqada

Af-Soomaali iyo Af-Carabi

Diinta

Islam (Sunni)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Biimaal, Gadabuursi, Isaaq, iyo qeybaha kale Dir.

Surre (Af Ingiriis : Surre, Af Carabi : ar‎), sidoo kale loo yaqaano Dirta Dhexe, waa qabiil ka tirsan Beelaha Dir, ee Dadka Soomaalida. Beesha Surre waxaa loo yaqaanaa Cabdalle iyo Qubeys waxayn deegaan ku yihiin gobolada dhexe ee wadanka Soomaaliya iyo deegaano ka mid ah Soomaali Galbeed wadanka Itoobiya.

Hordhac

Gobolada Bari iyo Nugaal waxaa deegaan ku ah qeybo ka mid ah Beelweynta Dir, kuwaasi waxaa lagu magaacaabaa Surre ama Cabdale iyo Qubeys.[1]

Dir

Dir, magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).<ref>http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf Archived Oktoobar 13, 2016 // Wayback Machine

CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso

  1. UNHCR Refworld. Immigration and Refugee Board of Canada. 1 Sebteembar 1996 http://www.refworld.org/docid/3ae6ac3928.html. Soo qaatay 19 Febraayo 2014.  Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)