Dir

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Qabiilka dir waa Qabiil ka tirsan qabiilada soomaalida, waxeyna aad ugu badanyihiin dalka Soomaaliya iyo dalka jabuuti iyo meelo ka mid ah deegaanada soomaalida itoobia.