Template talk:Beelaha Soomaalida

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ka qeybqaado balaadhinta maqaaladan[wax ka badal xogta]

Fiiro gaara: bogaga ku jira "templatekan" waxaa laga yaabaa in aanay dhamaystirnayn, macluumaadka qaar khalad yahay, ama warbixin kala dhantaalan aad ku aragto. Taasi macnaheedu ma ahan in bogagan khalad yihiin, laakiin waa maqaalo la bilaabay waxayna diyaar u yihiin in la balaadhiyo, la saxo, isla markaana macluumaad badan lagu soo daro. Markaa walaal hadii aad aqoon u leedahay waxaan kugu casuumaynaa inaad ka qeyb qaadato kobcinta bogagaasi, sidoo kale xasuusnaato inaad dhexdhexaad ahaato oo warbixin sax ah meeshan so geliso. Mahadsanid. 

Ismail4all (talk) 13:54, 26 Nofeembar 2016 (UTC)[reply]