User talk:Ismail4all

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Crystal filetypes in gray.png
Ku soo dhawoow Boggayga Wadahadalka! Waxaan fariintaada kuugu soo jawaabi Boggaada; hadii aad tahay qof aan ciwaan ku lahayn Wikipedia, halkan ayaan kuugu soo jawaabi.
  Marka aad fariin ii reebeysid fadlan talaabooyinkan raac:
  • Waa in qoraalkaagu yeeshaa ciwaan sare adigo ku qoraya khaanada eey ku qoran tahay (subject/headline).
  • Hadii ay fariintaadu ka hadleeso Bog, fadlan ku qor magaca bogga.
  • Fadlan fariintaada haku darin fariimaha kale, qeyb yar oo cusub bilaaw...
  • Ha ilaawin inaad saxeexdo. ~~~~
  • Fadlan wax cay ah ama aflagaado ah haku qorin meeshaan.
 
Exquisite-mail-arrow.png Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Kaydka wadahadalka Fariimo wakhtiyo hore ah waxaad ka heli kartaa Boggaga Kaydka wadahadalada: 1, 2, 3, 4.
Fariimaha cusub fadlan hoos ku qor.

Weeydiin kooban?[wax ka bedel xogta]

Salaan sare sxb waxaan rabaa inaan bilaabo qoritaanka wikipedia markaa maxaad igu saacidi kartaa horta? 2601:449:4300:EA0:7D3A:D41A:E0B4:C876 09:38, 3 Oktoobar 2017 (UTC)

Sxb salaan la mid ah gudoon, marka xiga ku soo dhawoow Soomaali Wikipedia. Waxaan kaa codsanayaa inaad isdiiwaangelisid oo ciwaan ka sameeysato bartan taasi waxay kuu suurtogelinaysaa inaad bulshada Soomaali WIkipedia la wadaagto shaqada halkan ka socota. Fadlan riix bogan Sameeyso gudagale. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 10:50, 3 Oktoobar 2017 (UTC)

Asc sxb salaan kadib magaceyka waa cumar xisaab wikipedia somali waan heestaa anika Waxaana raba inad ika caawisid qorista pageka mise mowduuc ku qora kana hadlo sida place ku yaalo degmada hawlwadaag waana adiko ika caawinesid Mahadsanid.. Cumar axmed (talk) 05:46, 13 Nofeembar 2017 (UTC)

Wcs sxb Cumar axmed ku soo dhawoow Soomaali Wikipedia. Waxaan aad ugu faraxsanahay sida fiican eed iigu soo bandhigtey fikradaada iyo inaad rabto ka qeyb-qaadashada balaarinta luuqadeena hooyo "Af-Soomaaliga". Anigu shaksi ahaan diyaar ayaan u ahay inaan kaa caawiyo dhinac kasta isla markaana ku kala tuso sida wax loo qoro, loo habeeyo iyo loo qurxiyo. Laakiin waxaa adiga ku saaran waajib ah inaad marka hore soo bandhigto dadaal iyo firfircooni, sidaas daraadeed Waxaan kugula talinayaa inaad si fiican u akhrido Wikipedia:Waxbarid, Wikipedia:Qishka, Wikipedia:Xigasho, Wikipedia:Hordhac, waxaad qoraal barsho ah ku samayn kartaa Bacaadka adiga kuu gaarka ah. Sxb waxbadan oo wax laga qoro meeshan weey buuxan laakiin marka hore bal fahan sida wax loo qoro iyo qaabka loo nidaamiyo maqaalada iyo bogaga. Waxaan filayaa inaad bogaaga bacaadka kusoo tabobarato ka dib ila soo xidhiidho. Wixii aad fahmi weydo ama su'aal ah waad ila soo xidhiidhi kartaa. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 12:27, 23 Nofeembar 2017 (UTC)

waraysi khaas ah[wax ka bedel xogta]

sxn waam ku salamay marka labaad waxan ku weydiinayaa sxbkey Cabdi Salaan wuxuu rabaa inuu wikipedia ku soo biiro lkn mushahar intee leeg ayuu meeshan ka qaadan karaa hadii uu shaqo bilaabo? bal su'aashaas nooga soo jawaab. Mahadsanid 2601:449:4300:EA0:F4E9:FDCE:3B93:367 01:03, 7 Oktoobar 2017 (UTC)

asc wll adoo mahadsan seen wax ugu qori karaa Wikipedia ama aan pake ku samayn karaa Daadaheeye (talk) 17:09, 15 Febraayo 2019 (UTC)

Offline Wikipedia for Ethiopia / Somalia[wax ka bedel xogta]

We are working on developing an offline distribution system for Ethiopia and Somalia. Wondering if you could translate these three sentences?

https://meta.wikimedia.org/w/index.php?title=Internet-in-a-Box/Ethiopia&action=edit&section=3

Thanks Doc James (talk) 02:34, 13 Maarso 2018 (UTC)

Possible copyright violations[wax ka bedel xogta]

Many recent contributions by an IP editor at address 62.60.60.180 appear to be copied from some other source. The existence of apparent footnote numbers in text like "Dagaalku wuxuu dhacay sababtoo ah Ibn Saud wuxuu rabay inuu ku daro Kuwait. [3] [4]" makes it look very much like it was copied-and-pasted from somewhere. Please check this user's contributions and decide if they should be deleted. - dcljr (talk) 00:29, 5 Luuliyo 2018 (UTC)

Looks like these are translations of English Wikipedia articles. Compare, for example: Wyoming and en:Wyoming; Dagaalki Kuwayt Najd and en:Kuwait-Najd War. I guess the main problem here is that the articles have lost (almost) all of their references. These articles should be cleaned up by someone who knows English and Somali (if not deleted). And notices should probably be added to their talk pages saying the English text they are based on came from the English Wikipedia; otherwise, I believe they would be considered copyright violations. - dcljr (talk) 00:42, 5 Luuliyo 2018 (UTC)

Joorjiya[wax ka bedel xogta]

Hi,

I saw that you renamed the article "Joorjiya" to Joorjiya (wadan).

I'm curious — why is it necessary in the Somali language? --Amir E. Aharoni (talk) 13:54, 10 Agoosto 2019 (UTC)

Welcome[wax ka bedel xogta]

Skm iska wrn walaal