User:Abshirdheere
| |||
|
|||
|
|||
|
|||
|
|||
| IGU SAABSAN |
Magacaygu waa Abshir. Hawlaha aan ka qabto Wikipedia way farabadan yihiin waana wax kala duwan, waxa aan dayactiraa maqaallada cidlaysan iyo maqaallada lagu ciyaaray iyo hawl dibu hagaajin sidoo kale waxaa qaabeeyaa tusmooyinka anigoo tusmooyinka u turjima Af-Soomaali. Waxaan adeegsanayay Wikipedia laga soo billaabo 2006dii aniga oo ka helay dhanka google, aqoonta aan u lahaa waqtigaas waa ay yareed wuxuuna ku qornaa afka Ingiriisiga kuma dhiirran inaan sii joogo, taasna macanaheeda maaha in aan iska wada tegay. Insaykalabeedhiyahu wuu koray, waxuuna gudagalay in uu xeerar samaysato, waxaan bilaabay inaan wax ka bedelo sannadkii 2008 kaddib markii aan isdiiwaan geliyay, illaa aan noqdo qofka sameeyey Bogga Hore qaabka uu hadda yahay kaasoo awal ahaa tijaabo uu sameeyey Mimursal May, 2007. Sannado badan kadib waxaan ka dhigay qaab u eg qaabka heerka caalamiga ah ee luqadaha kale Bogga Hore. Waxaan leeyahay bot magaciisu yahay AbshirBot, waxaana la sameeyey 2014.
Waxa aan jecelahay in afka Soomaaligu uusan meesha ka marnaan, waxaa jira qaybaha kale ee luqadaha adduunka in ay leeyihiin hab nidaamsan ee wax qorista iyo kala qaybinta maqaallada waloo qaybta Soomaaligu xoogaa la hor mariyey haddana waxaa dhiman wax badan, waxa aan jeclaan lahaa dad naga caawiya qorista mashruucyo farabadan si luqaddeennu u noqota mid ay ka faaiidaystan da' yerta.
- Baaqa aan aaminsanahay
| Qodobka 19 Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay in uu yeesho, soo bandhigo ra’yigiisa iyo in uu doono, inuu helo oo gudbiyo ra’yigiisa, xog ama afkaar si kastaba Xorriyatu qoolka waxaa ka mid, xorriyadda hadalka, saxaafadda iyo wax walba oo soo gelaya warbaahinta elektaroonikada iyo internet-ka. |
المادة 19 لكل شخص الحق في حرية الرأي والتعبير، ويشمل هذا الحق حرية اعتناق الآراء دون أي تدخل، واستقاء الأنباء والأفكار وتلقيها وإذاعتها بأية وسيلة كانت دون تقيد بالحدود الجغرافية.
|
| ARTICLE 19 Everyone has the right to freedom of opinion and expression: this right includes freedom to hold opinions without interference and to seek their views to seek, receive and impart information and opinions and impart information and ideas regardless of frontiers, by any means of expression. |
Artículo 19 Todo individuo tiene derecho a la libertad de opinión y de expresión; este derecho incluye el de no ser molestado a causa de sus opiniones, el de investigar y recibir informaciones y opiniones, y el de difundirlas, sin limitación de fronteras, por cualquier medio de expresión. |
13 Maarso 2026
- 04:3204:32, 13 Maarso 2026 Faarax shire godor (taariikh | wax ka badal) [2,264 bayt] SharmarkeCali (wadahadal | ku darsasho) (Tixraac : diiwaanka laga qoray odayaashii nabadda ee Sanaag , maqaallo face book Sida barta xasan xayir maayarkii hore ee ceerigaabo .) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah Edit Check (references) shown wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 03:5803:58, 13 Maarso 2026 Faarax Shire godor (taariikh | wax ka badal) [2,108 bayt] SharmarkeCali (wadahadal | ku darsasho) (Taariikh Nololeedkii Faarax Shire godor) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah Edit Check (references) shown wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
11 Maarso 2026
- 12:2612:26, 11 Maarso 2026 Jiraan koombe (taariikh | wax ka badal) [1,667 bayt] Jiraan44 (wadahadal | ku darsasho) (jiraan koombe) Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
9 Maarso 2026
- 10:4010:40, 9 Maarso 2026 Waa kuma wariye Axmed Xuseen Cabdulqaadir (taariikh | wax ka badal) [20 bayt] ~2026-14909-27 (wadahadal) (Waa kuma Agaasime Ahmed Hussien Abdulkadir) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
- 06:1206:12, 9 Maarso 2026 Ilaahay ayaan tala saarnay (taariikh | wax ka badal) [20 bayt] ~2026-14992-94 (wadahadal) (1999) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
| Waxaad mudantahay xidig dahab | ||
| Aad ayaa ugu mahadsantahay shaqada aad ka qabatay Wikipediahan! Maax (talk) 09:54, 10 Abriil 2013 (UTC) |