Jump to content

User:Mimursal

Ka Wikipedia


Magac: Maxamed Ibraahim Mursal


Waad ku Mahadsantahay Shaqada aad Qabatay!Yariiska
Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.


fi-3 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan edistyneesti suomen kieltä.


Raadi luqad isticmaalayaasha
Nadiifiye

Waxaan ahay soomaali degan dalka Finland. Waxaan ahay maamulaha (Administrator) Wikipediyahan. Waxaan rabaa in aan ku soo kordhiyo Wikipediaha afka Soomaaliga maqaalada dhinaca teknoolojiyada sida kombuyuutarada, Dayax gameedyada, elektarooniga IWM. Haduu Alla idmo. walaal waa ku soo dhaweynaa howsha wanaagsan ee aad qabatay bye Ceelqode

Maqaaladii ugu dambeeyey

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

17 Juun 2025

16 Juun 2025

15 Juun 2025

13 Juun 2025

  • 14:4514:45, 13 Juun 2025 Saayir-la'aan (taariikh | wax ka badal) [1,297 bayt] Girligaanshub (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: '''saayir-laa'aan''' waa xaalada qofka hanti ama hiil lahayn, ama qofka dhibaatooyinka ku jira waa qof wajahaya caqabado waaweyn oo xaddidaaya fursadaha iyo tayada noloshiisa marka loo eego dadka kale ee bulshada dhexdeeda. Caqabadahani waxay noqon karaan saboolnimo, waxbarasho la’aan, naafonimo, takoorka, ama ku noolaan bulsho aan haysan adeegyo ku filan. Sababtoo ah caqabadahaan, waxay badanaa la dhibtoonayaan helitaanka baahiyaha aasaasiga ah sida daryeel caafimaad, hoy joog...)

Howlaha aan hada wado (TODO)

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
The Original Barnstar
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay shaqada aad ka qabatay Wikipediahan! Ahmed (talk) 20:45, 23 February 2008 (UTC)