U bood nuxurka

User:Per excellence

Ka Wikipedia

Beesha Bimaal

Bimaal wa beel ka mid ah beelaha dago koofurta soomaaliyo gaar ahan shabellada hoose iyo jubboyinka dadka qaar wey ka been sheegan magaca Bimaal iyo asalka magaca Bimaal dad iska leh dadka qaar aya ku qeexo magaca Bimaal in u ka yimid biyo maal taas ma ahan Qexitaan sax ah asalka magaca Bimaal waxow ka yimid wiilasha cabdalle sabdi u dhalaye wiilka mid o la oran i jiraye Bimaal cabdalle sabdi

Beesha Bimaal cabdalle sabdi degaankeda waxay ku so dhaweysaye dad yow kala duwan dadkas waxay ka mid noqden Bimaal cabdalle

FG cabdalle sabdi wa curadka oday sabdi o ka tirsan beelaha murusade gaar ahan faraca sabdi

1  Cabdalle sabdi waxow dhalaye

B xasan cabdalle Sabdi

B xuseen cabdalle sabdi

C Bimaal cabdalle sabdi