Wikipedia:Goob

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
5
Left pointing double angle quotation mark.svg Afar walxaato dha ku taal

soomaalidoo dhan waa dhibkeed:
(1).Inta dhigeyga meel dhigtaan dheeraad rabaahu waa dhibkeed

(2.)Dhibya xumoon dhamaad leheyn abaal ladhaamo waa dhibkeed

( 3).Dhaqanya marti dhowrideed in lagu dheelo waa dhibkeed

(4.)Dhulkaaga igusoo dhaweey dhaxalna sheego waa dhibkeed.

Shirib Right pointing double angle quotation mark.svg
—Maahmaah



Ku soo dhowoow Goobta Wikipedia!
Halkaan waxaad xaq uleedahay inaad fekar munaasab ah ka dhiibato, hadii uu jiro wax aad isleedahay in lagu kordhiyo Wikipedia qaybta soomaaliga, goobtaan waxay u-qaybsan-tahay 3 qaybood oo kala ah Wararka, Farsamo iyo Caawinaad, waxaad ku kordhin kartaa qoraal adigoo gujinaya (Ku Darso) saxiina raaci ~~~~ adigoo gujinaya batoonka saxiixa ee ku yaal qaybta warka lagu qoro halkeeda sare.
Qaybaha Goobta
Edit-find-replace.svg

Wararka

Ku darso Taariikh
Ilaali Kaydka


Ogeysiis iyo warar wikipedia

Preferences-system.svg

Farsamo

Ku darso Taariikh
Ilaali Kaydka


Wadahadal ku saabsan arrimo farsamo iyo cilado ku saabsan Wikipedia

Higaad.jpg

Luqadda

Ku darso Taariikh
Ilaali Kaydka


Wax alla wixii ku saabsan wikipedia xagga higgaada ama eray-bixinta, iyo dhamaan qoraalka qaldan adigoo soo sheegaya maqaalka uu ku jiro.