Jump to content

Template:Samey Bog Cusub

Ka Wikipedia
  . BEELWAYNTA SIXAWLE KARANLE

Waa beel kamid ah beelaha karanle Hawiye waana beel balaadhan oo dagan somali ethiopia iyo kenya waana beel ku suntan geenisimo dulqaad iyo dad jacayl waana beesha uu kadhashay Imamka weyna ee AHMED GUREY Alle ha unaxariiste hadii aan idin baro inta jilib ay ukala baxaan iyo meelahay dagaan waa sidan hoos ku xusan Meelaha ay dagaan ay ku xooganyihiin gobolada kala ah faafan waxay ka dagan baabili,dhandhamane,Tulliguled,bambaas jinacsani gobalka Afdheer wxay kadagan imeygalbed, Barasiibo, Jarati gobalka shabele waxay kadagan Imeybarri gobalka Liban waxay kadagan dagamada qarsadule ilaa nagelle iyo dhulal badan oon lasoo koobi karayn Somalia waxay kadagan dhul baladhan gobalka banadir Shabeelaha Hoose bay iyo bakool ilaa jubada hoose. Beesha saxawle karanle waxay ukala baxdaa Baad iyo Buraale/Sanburo

1. Baad saxawle

• Ciye baad

1. Wargube ( curad)

2. Garad maxiiqe (Ahmedgurey

3. Reer mirgo

4. Dhagaweyne (ugaas )

  • Reer miyi
  • Reer simi
  • Reer barre

5. Reeroon* ( Garaad ) waa reerka ugu badan wuxuuna dhalay hal wiil oo ah Ardabarre ayaa farcamay waana sidan

1.Reer Xaaji C/rahman  ( luuje)
    • Reer faatax
    • Reer bulaale
2. Reer Harar
3. Reer xaamud
4. Reer Abbayacali
5. Reer waday
6. Reer fiqi muuse
    • Reer hiraab fiqi
    • Reer yaxye fiqi 
    • Reer garaad(caamir)
    • Reer sharmaake
    • Reer dhuubane
    • Reer xaabow fiqi
    • C/kariim fiqi
    • Reer aw nuur
    • Xasan fiqi
    • Reer xuseen fiqi
    • Maxamuud fiqi
    • Jibriil fiqi
    • Dhore fiqi

• Shurbul baad

1. Ciidfure (Ifture)

  • Reer cabdi
  • Reer xuseen
  • Reer alaale
  • Reer sore 
  • Reer makaail 
  • Reer hawade
  • Reer waadeere

2. Talays (Xasan)

  • Reer wacays
  • Reer faarax
  • Reer soomo
  • Reer geedi
  • Reer cali

3.Fardaanow

  • Reer Roobe
  • Reer libwaaq
  • Reer xaskul
   • Iidle xaskul
   • Xareed xaskul
   • Cali xaskul

2. Reer buraale (Sanburro)

1. Bade samatar

  • Araabe bade
  • Harro bade

2. Faarax samatar

  • Reer liiban
  • Reer maxamud
  • Reer xasan
  • Reer cabdile
  • Reer hajjo