User talk:Yes maan
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 3 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Bog Ciwaan Khaldan
Bog Ciwaan Khaldan
[wax ka badal xogta]Sxbkey Yes maan waan ku salaamay, ninyahow waan arkaa waxaad jeceshay inaad wax ka qorto taariikhda Islaamka lkn boggaga aad sameeysay (Umu ayman, 11H, 10H, 9H iyo kuwo badan oo wada "lambar + H") ma ahan kuwo ciwaan sax ah leh iyo micno badan oo wax laga faa'iidi karo. Taariikhda Islaamku waa dheertahay marka sanad walba wixii dhacay lama qori karo. Fadlan qoraaladaada ka soo xigo Wikipedia Af Ingriis ama Wikipedia Af Carabi midkii kuu fudud. Sidoo kale, naga caawi balaadhinta boggaga ku saabsan Soomaalida. Mahadsanid. Ismail4all (wadahadal) 04:44, 18 Diseembar 2022 (UTC)