User talk:Ismail4all/Keydka 1

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxbaا haka bedelin waxa ku jira boggaan. Haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Sidoo kale fiiri keydka: 2, 3, 4
Farriimaha Bulshada (Farrin dir!)

Waad salaamantihiin dhamaan waxaan tijaabinayaa farriinta gaareeysa dhamaan qofkii haysta ama gashaday boggiisa Farriinta Bulshada.--Abshirdheere (talk) 15:54, 5 Abriil 2013 (UTC)[reply]



Ismaaciil waa ku salaamay, waxaan rabay inaan kuu sheego adeegso tusmada ah {{sidebar with collapsible lists}} maxaa yeelay tusmada {{infobox}} waxay meesha ka dhigaysaa qaab dheer oo dadku ku wareerayaan aqrinteeda, sida tusaale ahaan aan ka dhigay tusmada ah {{Cali}} mahadsanid.--Abshir Dheere (talk) 12:10, 29 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]












Su'aal iyo salaan[wax ka badal xogta]

Waa ku salaamay sxb Ismail4all, waad ku mahadsantahay qoraaladaada marka aa qoraal cusub samayneeyso ama wax caan ah sameeyneeyso af somaligu waa macna badan yahay inaad la xusto ereyga engriisi ahaan ama cariba ahaa Tsaale ahaan Xeeb (Ingiriis: Coast). si loogu daro qaybaha kale ee wikiga waxaa kaloo waxaa muhiim ah inaad qorto
[[en:Coast]]
si loo aadi karo qaybaha kale ee wikiga Sidoo kale
[[Category:Juqraafi]]
waa iska tusaale uun.

Waxaan rabay oo kale inaan kuu sheego maqaal hadii aad biloowdo inaad dhamaystirto ayaa fiican maxaa yeelay macno ma yeelanaya sida qayabaha aad kala qayb qaybisay marka taariikhda hadii uuna ahayn mid ina laga baaraan dago ubaahan.

--Abshirdheere 00:06, 24 Abriil 2013 (UTC)[reply]

Fariin kooban[wax ka badal xogta]

Scw Magacaygu waa Khalid I A Musa Horta Telesom Bulashada faa"ido weyn ayay u Haysaa kana haqab tirtay 3 Shay baan lakiin idinka codsanayaa in aad iga jahli saartaan kolay waa la iska wada ogyahay . 1=Samiilaysha Shirkadu si Xaq ma laguu qaybiiyaa profit ka mise inta gacanta ku haysa ayaa ugu badan . 2=Sakada aad ka goysaan shares ka Samiilayaasha yaa idiin fasaxay waayo qof walba markuu qaato profit ka uga soo share kiisa isaga ayaa xaq u leh cida uu siinaayo. 3=Shaqaaluhu marka ay noqoto xaga service ka waji garasho ayay ku shaqeeyaan.

Intaas aniga ha la iga jahi saaro

sxb waa ku mahadsantahay in aa aragtay. Aniga ma ihi maamulo sere, waxaa ahay maamule kumeelgaar ah, wee jiraan dad badan oo maqaalalka ku ciyaaro. qoraalalka ee dadka qoraayaan xattaa heersaro ma ahan. Wikipediahaan woo u baahanyahay dad aqoon leh oo wax ka qabto. Maax (talk) 13:34, 25 Abriil 2013 (UTC)[reply]

Translating[wax ka badal xogta]

Hi Ismail4all. Iska warran. :)

My name is Anna. I work for the Wikimedia Foundation in San Francisco. It's nice to meet you. :)

It says here that you're a Somali Wikipedian.

I've just posted a message on so.wikipedia about en:VisualEditor.

I hope you can translate my message into Somali.

I'm also contacting you because we need Somali translators to help with the deployment of the new mw:VisualEditor on so.wikipedia.

It's important that we get the User Guide and the User Interface translated before VisualEditor is deployed to users, if we can.

To translate the User Interface, you need to start an account at translatewiki.net.

More information on the translating work is available at MediaWiki: Translation Central.

Mahadsanid. :) Thanks for all you do for this wiki. :)

Sincerely yours,

Anna Koval (WMF) (talk) 00:42, 27 Nofeembar 2013 (UTC)[reply]


Qaybta koowaad I Tusaale halka ay ku qorantahay maanta oo kale ku qor munaasabad ku beegan sida halkaas hoose kaaga muuqata



Qaybta labaad II Tusaale dhacdada maanta


  • 1899 - Waxaa la aasa aasay naadiga AC Milan.
  • 1972 - waxaa la ansixiyey xeerka qoyska .



Cismaaciil, asc walaal waxaan arkay inaad nuqul ka soo qaaadatay qaybtaan, marka waxaan jeclaan lahaa inaad ku qorto maalmaha la xuso sida ka muuqata tusaalaha kor ku xusan mahadsanid Abshirdheere 01:26, 17 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

The redirects you are making do not work. You need to use the word "REDIRECT", not "REDIRRECT". - dcljr (talk) 00:34, 22 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

I've fixed the remaining "REDIRRECT" pages to be proper "REDIRECT" pages. (I wish you had done it yourself, though.) Now, why are you redirecting categories to the corresponding articles? Categories exist so people can find related articles on the same topics. Redirecting them defeats this purpose. I see no reason for doing that. - dcljr (talk) 14:42, 2 Jannaayo 2014 (UTC)[reply]

631 bog aa qortay?[wax ka badal xogta]

Sxb wa ku salamay adiga ma wikepidia a u shaqqeesaaa?

631 bog aa qortay saas sax miyaa aniga wxa raba ina qoro ee ma I caawin karta sxb

Walaal waan ku salaamay, wixii aan ka qaban karo waan ka qabtay waxbaana ka dhiman intaas wax ka sii toos toosi, Teeda kale iska daa inaad sameeyso "Template" iyo "Portals" Maxaa yeelay waxyaaba fara badan ayuu u baahanyahay waa shaqo badan.

--Abshirdheere 22:49, 26 Diseembar 2013 (UTC)[reply]

Waa talanaa halkaan ka daalaco Xigasho Tan kale portalka waa kanaa Warbaahin qaybta hordhaca wax ka qor.

--Abshir Dheere (talk) 23:30, 26 Diseembar 2013 (UTC)[reply]


Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.