User talk:Ismail4all/Keydka 3

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Kaydka wadahadalka Bogga Kaydka wadahadalada Waxaa ku jira wadahadallo hore. Fadlan Waxba haka bedelin waxa ku jira boggaan. Haddii aad dooneeyso inaad furto wadahadallo cusub, Fariintaada meeshaan ku qor (Riix)
Sidoo kale fiiri keydka: 1, 2, 4

Bal ii waran nin yahoow[wax ka badal xogta]

Waan ku salaamay saaxiib Ismail4all, ma waxaa isku soo sharaxday maamulka meeshan? Anigu waan ku taageersanahay inaad meeshan maamule ka noqoto. iiga waran nidaamka iyo sida aad wax u wado. Mahadsanidiin sxb.

Jimalehma (talk) 00:22, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

Mahadsanid bro, aniga ayaa kuu warami doona. Mida kale maamule meeshan way u bahan tahay. Mahadsanid codkaaga!

Ismail Suge (talk) 00:26, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

Cabasho iyo Talo[wax ka badal xogta]

Asc wr wb walaal aad baan kusalamayaa marka hore waxaan ahay isticmaale kamid ah so.wiki waxaan samaystay profile lamid ah kaaga lkn waxa notification ku helay in aad mawduucayga ban gareesay , Marka 1aad maxaa mawduucayga kaxun Marka 2aad waxan talo kuwaydiisan sidee mawduucayga approved u noqon karaa NB:Jawaab igusoo celi si aan u ogaado in farintan aad aragtay: Mahadsanid:

Sxb waan ka xumahay inaan bogaada waxka bedelay, laakiin ilaa hada ma aqaano qof aad tahay iyo boga aad igala hadlayso. Fadlan boga magaciisa halkan soo geli, sidoo kale saxeex qoraalkaaga si aan kuula soo xidhiidho. Waxaad qorta ~~~~ si saxeexaaga u soo baxo. Mahadsanid. Ismail Suge (talk) 17:51, 1 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

Happy admin![wax ka badal xogta]

Best of luck for you and your projects and if there are questions please do not hesitate to ask! Man77 (talk) 16:36, 29 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

Man77 thank you very much. It is only three months, but i think i will do enough with that time! For sure i will contact you for assistance. Ismail Suge (talk) 17:46, 1 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

Number 1 contributor to Wikipedia in Somali[wax ka badal xogta]

The Somalia Barnstar of National Merit
You deserve this barnstar, for becoming the Number 1 Contributor to Wikipedia in Somali. See the statistics.
Baronnet (talk) 23:50, 9 November 2015 (UTC)
Baronnet you being too kind. Thank you very much. Ismail Suge (talk) 22:35, 12 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

salaan iyo waydiiin[wax ka badal xogta]

waan ku salaamay, ugaas waxaan ku roonahay carabiga, markaan rabo inaan turjumo maqaal ku qoran carabi oon bilaabo anoo meel dhexe maraya ayaan save iri ama faafi, hadhow si aan meeshii uga sii amba qaado xagee ayaan ka soo ceshan kara pagekii turjimada ee labada dhinac u qayb sanaaa? fadlan iga caawi maqaalo badan oon turjumayay ayaa waxaa igu adkaatay ina ku laabto bagooda turjumaada, ee labada dhinac ka samysnaa.. mahadsamid

Sxb waan kaa qaaday salaanta, marka hore soo dhawoow. Si aad u fahanto qaabka wax qorista fadlan akhri Boga Hordhaca; sida wax loo qoro fiiri nidaamka waxqorista; hadii aad rabto inaad qoraal tijaabo ah samayso fadlan fiiri boga bacaadka. Hadii aad su'aal khaas ah qabto fadlan halkan soo geli linkiga boga aad rabto in lagaa caawiyo. Sidoo kale xasuusnoow inaad saxeexdo qoraalkaaga (adigoo qoraaya ~~~~) si aan kuula soo xidhiidho.
Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 21:59, 24 Diseembar 2015 (UTC)[reply]

Notice: Your temporary permissions are set to expire soon[wax ka badal xogta]

Hello Ismail4all, you were granted temporary permissions in this wiki which are going to expire in a few days. Just to let you know that if you want to continue with such access here, you need to request an extension on stewards' permission request page on Meta-Wiki. Usually you only have to make a local announcement on your local village pump or request for adminship page, and if there are no objections after no less than three days, your request will be fulfilled. Additionally, if you think the community is big enough to elect a permanent administrator, you can place a local request for permanent adminship, so stewards can grant you the permanent access if there's consensus by your local community to do so. Please ask me or any other steward if you have any questions. Thank you! --MarcoAurelio@meta (talk) 15:29, 13 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]

Message delivered by MediaWiki message delivery (talk) on behalf of MarcoAurelio@meta.

waa kaa qaaday walaal[wax ka badal xogta]

walaal waa mahadsantahay , shaqaaf iyo kali duul waa isla aniga, ,midna waa magacayga midna saxiixa, waxaan ku roonahay luuqada carabiga, englishka sida carabiga taf kuma ihi, waxaan wax ka qori karaa Cilminafsi, luqadaha, cilmi nafsiga, cilmiga bulshada, diimaha, ganacsiga, waxbarasho, joornaalo, dagaalada, juqraafi, dowladaha, kumbuyuutarada, internet iyo Elektaroonig, inta kale waxay rabaan erey bixin soomaaliyeed ana kuma baran afsoomaali, hawshaydu waxay u badantahay turjumaada bogaga wikipediaha luuqadaha kale ku baxa ku jira,

waxaad iga caawisaa templateka sida loo sameeyo, iyo sida sawirro looga soo amaahdo wikipediyaha luuqadaha kale ku baxa,


Hadii shaqaalaha la igu darayana waan soo dhawayn lahaa.

shaqaaf 11:06, 24 Jannaayo 2016 (UTC)

Salaan Kali duul, waad ku mahadsantahay warbixinta faahfaahsan iyo sida aad ugu niyadsan tahay howshan. Ugu horeyn waxaad ogaataa inaan meeshan uga shaqeeyo bilaash (bila lacag), si adiga kula mid ah qof kasta oon halkan ku arkey asaga ayaa iskiis uga shaqeeya meeshan. Taasi ka dib, walaal howsha templateku waa mid aad u balaadhan, hada adiga waxaa kuu taala inaad barato waxyaabo badan oo kale.. inaad qoraal hufan, sax ah, sawiro, shax, caddaymo, tixraax iyo hab quruxsan sameeyso ayaa wax kasta ka muhiimsan.
Marka sawir soo gelineyso waa inaad taqaano faylka magaciisa; dhamaan faylasha oo dhan waxay ku bilaabmaan ereyga file:. Tusaale Calanka Soomaaliya faylka magaciisu waa File:Flag_of_Somalia.svg, marka aad faylkaasi isticmaalayso waxaa muhiim ah inaad ka hor mariso astaamaha [[ kana dambeysiiso ]]. Sidan oo kale [[File:Flag_of_Somalia.svg]]. Marka waxaa lagu daraa astaamo kale iyo akhbaar si loo koobo sawirka. Sidan oo kale [[File:Flag_of_Somalia.svg|thumb|Calanka Soomaaliya]]
Waxaan filayaa inaad fahantey sida sawirka loo habeyo, wixii kale ee su'aal ah waad i soo weydiin kartaa. Xasuusnoow inaad saxeexdo qoraalka, adigoo qoraya ~~~~, waxaa si automatic ah u soo bixi saxeexaaga iyo taariikhda. Ismail4all (talk) 21:13, 27 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]


[mahadsanid] walaal waan fahmay dhinaca sawirrada waliba aad iyo aad, waxaad tiri saxiixa ha hilmaamin, xagee la sixiiixaa? hada ka hor waxaa tiri maqaalada lama saxiixo, meeshaan oo kale in la sixiixo waa muhiim xagee kale ayaa u baahan in qalinka lagu duugo? shaqaaf 08:45, 2 Febraayo 2016 (UTC)

Salaan Kali duul, sxb waxaa la saxiixaa wadahadalka iyo fariimaha oo kali ah. Waa sax marna ha saxiixin maqaalada iyo bogaga. Waxaad qortaa ~~~~ taasi ayaa saxiix noqoneysa. Fadlan akhri bogan Wikipedia:Saxiix si aad u fahanto saxiixa iyo muhiimadiis.
Aniga saxiixeygu waa sidan Ismail4all, waxaan meeshan ku qorayaa kali ah calaamadahan ~~~~ waxaana soo baxaya magacayga iyo taariikhda oo linki leh.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 03:06, 6 Febraayo 2016 (UTC)[reply]

Ismail4all waa ku salaamay saaxiib, niyow waxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegtid sida maqaal loogu daro linkiyada luuqadaha kale, tusaale ahaan boga Bariga Dhow kuma hagaagsana bogaga luuqadaha kale, marka ma in mar kale la turjumaa mise wado gaaban baa jirta, waan arkay Add language meesha ay ku qorantahay hase yeeshee wuu iga diiday? --Kali duul (talk) 09:15, 10 Maarso 2016 (UTC)

(Jawaab Somali) Af ingiriis baa ugu maqaal badan. Marka Wikipedia ingiriis ka raadi magaca maqaalka. Ka bacdi ku qor Wikipedia Soomaali meesha "linkiyada ku dar" leh. In aad ogaato gelid-ka ingiriis wa enwiki ama english.
(English answer) English Wikipedia has the most pages/articles. Therefore you should look for the English equivalent article. Afterwards type int eh English langauge enwiki or english; afterwards type in the exact title of the English equivalent page on the entry box at Add Language. Hawaan12 (talk) 16:30, 10 Maarso 2016 (UTC)
Salaan qaali ah walaal, waxaa jira nidaamyo badan oo bogaga Wikipedia Af Soomaali loogu xidhi karo bogaga u dhigma ee luuqadaha kale. Sida uu sheegay Mudane Hawaan12 luuqada ugu maqaalka badan waa Wikipedia Ingiriiska (loo soo gaabiyo en:Wikipedia) , sidaas darteed bog kasta halkaas ayaa lagu xidhaa. Nidaamka ugu fudud ee bog ugu xidhi karto luuqad kale raac nidaamkan:
Halka hoose ee boga ku qor [[en:Boga Magaciisa oo Af Ingiriis ah]] ama [[ar:Boga Magaciisa oo Af Carabi ah]].

Fadlan xasuusnow en: waa Luuqada Ingiriiska; ar: waa Luuqada Carabiga; so: waa Luuqada Soomaaliga, iyo kuwo kale oo badan.

Tusaale ahaan, boga [[Bariga Dhow]] waxaad halka hoose kaga qori kartaa [[en:Near East]] ama [[ar:شرق أدنى]]; waxaa markaasi si automatic ah iskugu xidhmaya boga Af Soomaaliga ku qoran iyo bogaga kale ee u dhigma ee ku qoran luuqado kale. Xasuusnow iskuxidhku mararka qaar wuxuu qaataa ilaa saacado, sababto ah waxaa howshaasi qabta [[Botka internetka|Bots]].
Guud ahaan waxaa jira bogag badan oo labo jeer la qoray ama ciwaan khaldan loo sameeyay kuwaasi oon lahayn bogag luuqado kale ah ooy ku xidhan yihiin, ama bogag aan ku qornay luuqada Ingiriiska. Kuwaasi waxaad ka heli kartaa Bogaga aan lahayn xidhiidh luuqado kale.
Hadii aad bogag isku xidhi kari weydo ama aad su'aal qabto aniga ila soo socodsii.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:18, 13 Maarso 2016 (UTC)

War celin wax ku ool ah[wax ka badal xogta]

Ismail4all, iyo Hawaan12 aad baad u mahadsantiin. --Kali duul (talk) 08:03, 13 Maarso 2016 (UTC)

Mudane, Ismail4all. Waxa kuu taalla farriin cusub Bogga wadahadalka ee Abshirdheere.
Farriinta waa lagu daray 15:08, 28 mar 2016 (UTC). Waxaad samayn kartaa inaad bixisid ogaysiintaan goortii aad doontid adigoo tirtiraya moodalka {{Talkback}} ama {{Tb}}.

midnimada soomaaliya waa muqadas

midnimada soomaaliya waa muqadas

Tirtiridda Gaaljecel[wax ka badal xogta]

Walaal Ismaaciil,

waxan ku weydiiyey maxa loo tirtiray bogga Gaaljecel? Haddii ay wikipedia u baahan tahay reference iyo caddaymo gadaal ayaan uga dari karnaa bogga.  Anigu waxaan ahay nin aqoon yahan ah waxaa rabaa in aan taariikhda qabaa'ilka soomaaliya qaarkood wax ka qoro. Waxaan damcay in aan Gaaljecel wax ka qoro ama aan wax ka beddelo laakiin wixii aan ka beddelo waa la tirtirayaa. Walaal Ismaaciil waxaan doonayaa inaan boggaas si cilmiyeysan oo reference wata u qoro. Marka sidii ay suuro gal ku noqon lahayd fadlan iga caawi. Waan ku cusbahay Wikipeidia boggaygu waa Adam2213.

Mahadsanid A Adam

Asc walaal, boga Gaaljecel waxaa loo tirtiray sababo la xidhiidha xeerka iyo sharciga Soomaali Wikipedia. Maqaalkaasi uma qornayn si habaysan oo waafaqsan nidaamka Wikipedia. Sidoo kale, qoraalada ku saabsan beelaha iyo qabiilada waa kuwo u baahan dad badan oo aqoon fiican u leh, markaa sxb ka fiirso intaadan maqaalkaas dib u soo qorin. Sidoo kale, waxaa jira maqaalo iyo bogag badan oo qabyo ah kuwaasi oo dadka Af Soomaaliga ku hadla ka faa'iideysan karaan, waxaad naga caawin kartaa samaynta maqaalo cusub oo bulshada anfaca ama waxaad balaadhin kartaa maqaalada qabyada ah. Guud ahaan, qoraalada ku saabsan qabiilada iyo beelaha waa kuwo aad u sensative ah oo u baahan tiro dad khubaro ah oo si dhexdhexaad ah wax uga qorta. Tixraac iyo xigasho waa muhiim mar kasta hadii kale laguma kalsoonaan karo qoraalkaaga.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 03:31, 10 Abriil 2016 (UTC)[reply]

"Waad waalantahay". Erayadaas cay miyaa dhaqanka Somali? Is it insulting in Somali culture? Hawaan12 (talk) 22:02, 9 Abriil 2016 (UTC)[reply]

Haa waa afxumo iyo caay badheedh ah weeyaan hadii aad qof ku tidhaahdo "Waad waalan tahay"! Dad badani waxay u arkaan gef iyo meel ka dhac. Laakiin ilaa hada ma fahmin sababta aad ii weeydiisay su'aashaasi?
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 01:28, 10 Abriil 2016 (UTC)[reply]

Asc waxaan soo galiyey nuqul boggan wiki.so kadibna waa la saara weliba userka ismail qof shaqsi ah nuqul ma samaysan karo miyaaa.

Wcs walaal, nuqulka aad soo gelisay iyo magaciisa ii soo sheeg.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 04:08, 16 Abriil 2016 (UTC)[reply]

Your temporary access has expired[wax ka badal xogta]

Hello, the temporary access you requested on this wiki has expired. Just to let you know that If you want it back, feel free to make a local announcement and open a new request on stewards' permission request page on Meta-Wiki later. Moreover, if you think the community is big enough to elect a permanent administrator, you can place a local request here for a permanent adminship, so stewards can grant you the permanent access. Please ask me or any other steward if you have any questions. Thank you! --Stryn (talk) 14:07, 22 Luuliyo 2016 (UTC)

Qoraalkaan ku jira qaybaha sare waa kaydka wadahadaladii hore waxaa loo galiyey in lasii eeg eego oo kaliya, waxaan rajaynayaa inaadan waxba ka bedelin.