Cilminafsi

Ka Wikipedia

Cilminafsi (Af Ingiriis : Psychology; Af Carabi : ar‎) waa cilmiga iyo barashada maskaxda iyo dabeecada dadka.

sidoo kale cilmi nafsiga waxaa lagu macneeya ain uu saldhig un yahay in qofku isku qaato wax uusan aheeyn Cilmi nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadeheeda iyadoo laga eegayo dhinacyo badan waxaa la ogaadaa naftu waxay diidayso iyo waxay doonayso iyo siday jawaab uga bixiso waxa la soo dersa oo jawaab bixintaasi isugu jirta mid dareen ah iyo mid hadal ama fal ay u soo gudbiso,haddaba nafba nafta kale sababaha ay uga gedisan tahay marka loo eego dhaqanka iyo dabeecada u gaarka ah waxaa dib loogu celiyaa oo loo sababeeyaa taariikh nololeedkeedii iyo waxyaalihii ay hore ula soo kulantay oo isugu jira deegaanka ay naftaasii ku noolayd iyo dadka ay la soo dhaqantay sidoo kale aqoon iyo waayo aragnimo nooca ay soo kasbatay ilaa iyo taariikh nololeedkeedii iyadoo naftu ku salaynaysa macluumaadka ku kaydsan maskaxdeeda ayaa nooca jawaab bixinteedu ku aroortaa hadba qarada iyo tayada iyo nooca ay kayd ahaan maskaxdeeda ugu hayso,haddaba waxa qofka la soo dersa oo Ingiriisiga la yidhaahdo effect,Carabigana musiir waxa jawaab celinta la yidhaahdaa react(ion)Carabigana mustajaab,waa waxa qofka ku soo derinaya iyo siduu ula dhaqmayo ama jawaab bixintuu keenayo,sidaynu hore u soo tilmaannay jawaab bixinta qaabkeeda iyo dabeecadeedu waxay ku xidhan yihiin oo dib ugu noqonayaan macluumaadka ku kaydsan qofkaa maskaxdiisa ha ahaadeen kuwo cilmi ah ama kuwo waayo aragnimo oo uu soo kasbaday noloshiis

2.cilmo nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadaheeda iyadoo oo loo eegayo dhinacyo tusale ahan waxa lagu ogada naftu waxey dooneyso iyo waxey diideyso iyo sidey jawab oga bixiso waxa la soo dersa oo jawab bixintas iskugu jirto mid dareen ama hadl ah iyo mid ficil ah iskugu jiro sido kale waxa jirta in uu qofku amino wax usan ahayn sida qofka oo aamina inu yahay qof xanuunsan laga yaabe inuusan xanuun hayn hada SaaS ooy tahay maskaxdiisa ayu ka dhaadhiciya tusaale ahan aan meel dhaw kaaga so qabto kulliigeen waxbarasho waa soo marnay markii aad wax dhiganaysa maalinka lagu so diro su'aalo oo anaad ka shaqayn waxa dhacaysa inaad dhahdid waan xanuunsanahay haa qofka kasta oo waxbarasho soo maray haa ayu kudhahay

3.waxa dhacda mararka qaar inu qofka isaga oo wax ubahan inu dhaho Uma baahni sidaas awgeed cilmi nafsiga waa noocyo badan yahay dadka cilmiga nafsiga bartay waxay dhahaan qof waxa lagu garta shakhsiyadiisa sida ficilka hadalka iyo dareen IWM]