Talk:Cilminafsi

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaan ku noolay talyaaniga waxaan ku imi si aad u dhibaato badan waxan soo arkay iyo waxaan talyaaniga ku arkay ismalaha tasoo dadka ku nool 75/100 dadka ku nool qabaan xanuunkan cilmu nafsi tasoo uu ku keenay xanuunkan fakir iyo murugo tasoo uu isku badalay xanuunka la yidhaa (dibration) oo uu keeno fikirka badani hadaba waxa iswaydiinle maxay ka fikiraan dadkaasi 1-lacagtii ama hantiday iibiyeen oo ay khasaare ka taagan yihiin lana caawin waayay 2-naftooda oo dhibtay qabto aynu dareemi karno sida kufsi,jidh dil,xadhig,cuduro laga soo qaado jeelka libya, xanuuno laga soo qaado gaajada waxyaabo anan halkan ku soo koobi karayn lakiin waxan lee yahay ilaahay halagu samro anuu 13 march inshalaah waxanla kulmaya madax waynaha talyaaniga oo helay massege ay u qortay macalimadayda oo magaceedu yahay silvia ka dib markay aragtay dadaalka aan ugu jiro umada soomaaliyed hadaba waxan kaloon qoray ama aan sameeyay hees ka hadlaysa tahriibka oo aad u qiiro iyo oohin badan lakiin yaanan ku dheeran ama anan is iloobin waxan ka hadlaynaa waxuu yahaycilmu nafsiga waxan kaloon xaga hore kaga soo hadlay dhibaatada ciyaalka somaliyeed