Waalni

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Waalantahay)

Waalni (Af Ingiriis : Insanity; craziness, madness; Af Carabi : ar‎) waa jawi, dabeecad iyo xaalad maskaxeed ee kaga duwan maangaarnimada. Waxay ku dhacda maskaxda iyo madaxa dadka taasi oo keenta in qofku yeesho dabeecad ka duwan caadiga. Waalnidu waa mid keenta iyo qofku kala garan waayo saxda iyo khaladka, una dhaqmo si ka duwan qaabka maskaxda caafimaadka qabto u dhaqanto. Guud ahaan, waalnidu waa mid uu keeno xanuun, dadka qaar ku soo dhashaan, shil, jug iyo wayeelo soo gaadha maskaxda qofka ama noolaha.[1]

La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. L M Tierney, S J McPhee, M A Papadakis. Lange Medical Books/McGraw-Hill. pp. 1078–1086. ISBN 0-07-137688-7.  Maqan ama ebar |title= (caawin)